Sign in to follow this  
Suldaanka

1990s Deja Vu

Recommended Posts

source

 

Goboladda dhexe ee dalka Soomaaliya ayaa la soo warinayaa in lagu diyaariyay lix kun oo Maleeshiyooyin ****** ah kuwaas oo la qorsheeynayo inay weeraraan goboladda Barri ee Puntland ,iyadoo gulufkii ugu dambeeyay loogu jiro sidii Maleeshiyooyinka Beesha Sacad ee goboladda Mudug iyo Galgaduud loo ogoleeysiin lahaa dagaalkaas inay qayb ka noqdaan.

 

Ujeedka duulaanka ku wajahan Puntland ee ay qaadayaan dagaalyahanadda ****** ayaa la sheegay inuu gundhigiisu yahay sidii colaadda u saameeyn lahayd goboladda barri ee ay ka soo jeedaan maleeshiyooyinka Muqdisho dagaalka ka wada.

 

Cismaan Xasan Cali Caato iyo Xuseen Maxamed Caydiid ayaa la sheegayaa inay Muqdisho ku soo fool leeyihiin iyadoo aan la ogeeyn ujeedka socdaalkoodda waxa uu khuseeyo laakiin warar madaxbanaan oo Waagacusub soo gaaray ayaa tibaaxaya inay ka faa-iideeysanayaan fursadaha isbarkan ee lagu mideeynayo Beelweynta ******.

 

Maleeshiyooyinka Beesha Sacad ee ku sugan Muqdisho waxay qayb wayn ka Ciyaareen duulaankii lagu qaaday Wasaaradda Gaashaandhigga iyadoo dagaalkaas ay ka dhex muuqdeen horjoogayasha maleeshiyooyinka beesha Sacad.

 

Afhayeenka beelaha ****** Axmed Diiriye oo aan wax ka waydiinay qorshahaan dagaal ee la sheegayo inay ugu jiraan diyaar garoow,wuxuu sheegay in arrimahaas ay ka hadli doonaan waqtigooda.

 

Shalay waxaa Cadaado lagu laayay Askar reer Puntland ah iyadoo hubkiina laga furtay.

 

Saakayto Muqdisho dib ayuu uga biloowday dagaalkii waxaana burburay Xabad joojintii KMG ahayd ee ay wada gaareen hogaamiyaasha dhaqanka ****** iyo Saraakiisha sare ee Ciidamadda Itoobiya,iyadoo Afhayeenka Beelaha ****** Nabadoon Axmed Diiriye oo arrintaas ku eedeeyay dhinaca Ciidamadda dowladda federalka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^This is sad news walaahi, spoiling the whole effort we've been tying to imprint across all Somalia, with brotherhood in the center.

 

I guess that is what ethiopia had in store for all of us, to kill each other with impunity!

 

Ilaahow na baxso, aamiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^General Duke Gebraselaase thinks the Xabashi favours his clan over other Somali clans.

 

Xabashi nin ay kala jeceshay meeshan ma jiro. Waxay maanta ugu jeceshay waxa weeye from Somaliland to the Kismaio, Somali oo is dilaysa.

 

But I think, rer Mogadishu have a right to threaten Puntland if the Puntland people do not pressure their leaders to bring their sons out of Mogadishu.

 

At the end of the day Aqal la dumiyo aqal la dumiyo ayuu leeyey, dad la barakiciyo dad la barakiciyo ayuu leeyay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pi   

LOL@ lix kun maleeshiyooyin. Ppl never get tired of creating fantasies and fairy tales.

 

I wonder if these 6000 militias are like the 30,000 well equipped Somaliland militias that were suppose to reach the mythical Somaliland Colonial border. 17 yrs and still waiting for the mighty Spartans. Gax Gax Gax. :D:D

 

Niicle ilaa niiqle. LOL.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this