Sign in to follow this  
Abwaan

Ever seen a bullet going through human body...scary how it flashes after it exits....

Recommended Posts

Abwaan   

Originally posted by Gheelle.T:

Abwaan, xeeled dagaal iyo in 2 dhulka ku guur guurato intee ka baratay adi waa yaabe?

 

loool...Watched too many action movies in the past...lol

 

Ciyaal aa intii qoryo loo dhiibay aa laami dhexdiis lagu sii daaya inay bonaan ciyaaraayaan camal. Kuwa daawanaaya oo laami dhinaca kale ka taagan aa ka daran.

loool...ma aragtay banooni sharad ah miyaa meesha lagu ciyaaraa! Kuwa derbiga ku dhakanaayo sidii taageerayaal oo kale...Soomaaliya wax weyn baa khaldan ee Ilaahoow Sahal ummuuraha...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Acuudu iga dheh.

 

Xirtaan Ururka Islaamka kuwa la baxay ka socdaan, Shabaab ma'aha aan filaa. Suu bareelo ciyoow u noqday igu daran. Bahasha kululaa. Minankiisa hadduu iska joogi lahaa waxaan ma dhaceen. Saa horey u iri hadduu noolyahayba by now meel ayaa lagu tuuray, makeshift isbitaal probably, kuna ildaranyahay, alone, kana shaleynooyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this