Sign in to follow this  
Camel Mlik

Wasiirka Batroolka DFKGS oo ku geeriyooday dalka Australia.

Recommended Posts

Jowhar: Wasiirka Batroolka DFKGS oo ku geeriyooday dalka Australia.

- Monday, October 24, 2005 at 18:28

 

Jowhar(AllPuntland)- Wasiirka Batroolka ee dawladda Soomaaliya Yuusuf Maxamed Xaraare ayaa lasheegay inuu ku geeriyooday dalka Australia kadib xanuun hayay in muddo ah.

 

Wasiirka warfaafinta dawladda Federaalka ah Maxamed Cabdi Xayir oo aan wax ka waydiinay geerida wasiirka Batroolka ayaa noo xaqiijiyay in wasiirku uu geeriyooday asagoo in muddo ah xanuun ku hayay dalkaasi.

 

Wasiirka Warfaafintu wuxuu intaasi raaciyay in dawladdu ay ka warqabtay xanuunka Md: Xaraare ee dalkaasi Australia asagoo lasheegay inuusan dalkaba joogin xilligii ay dhacaysay doorashadii madaxwaynaha Soomaaliya.

 

Md: Maareeya ayaa sheegay in dawladdu ay tacsi gaarsiinayso dhammaan ehelladii iyo qoyskii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Yuusuf Maxamed Xaraare.

 

CCC Farayaamo

 

AllPuntland

 

 

 

 

Powered by AllPuntland.com

Copyright ©AllPuntland.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this