Sign in to follow this  
Gabbal

General Maslax Oo Ka Hadlay Kulan Ka Dhacay Magaalada Nayroobi

Recommended Posts

Gabbal   

General Maslax Oo Ka Hadlay Kulan Ka Dhacay Magaalada Nayroobi

 

Mar 22,2009

by Nayroobi-Gedo-News

 

Shirkaan wadatashi oo ay soo agaasimeen dhalinyaradda jaaliyadda beesha **** ee dalka Kenya ayaa ahaa mid ay si wayn uga soo qayb galeen siyaasiyiin, ururka haweenka. Kan odayaasha iyo xildhibaano ka tirsan dowlada kmg ah ee soomaliya.

 

Sidoo kale shirkaan wadatashi ayaa waxaa si wayn uga hadlay siyaasiga caanka ah ee General Maslax Maxamed Siyaad Barre. Generaalka ka hadlay xaalada ee dalku marayo dhibaatooyinka haysta dadka ku dhibaataysan gudaha soomaliya kaas oo uu sheegay in dhalinyaraddu isku daydo inaay wax walba u qabtaan si wada jir. Asagoona sidoo kale ku booriyay beesha **** inaay garab istaagto dhisidda maamul goboleedyo ayagga u gooni ah isla markaana waxaa uu sheegay in dhawaan la hirgalin doono warbaahin idaacadeed ku hadasha afka maamulkaas.

 

Gudoomiyaha gobalka Gedo Mudane Xuseen Sheekh Cabdi Ismaaciil (Fareey, xildhibaan xasan gurey iyo xildhibaan Xasan Cabdi Xiiray (Xasandeer) oo kamid ahaa marti sharaftii kasoo qayb gashay kulankii ay soo abaabuleen dhalinyaradda beesha **** ee dalka Kenya ayaa si wayn usoo dhaweeyay talaabadaan ay qaadeen dhalintu asagoo sidoo kalena ganacsatadda iyo aqoonyahanada beesha ugu baaqay inaay qabtaan shir wada tashi oo sidaan oo kale ah.

 

Ugu dambayn shirkaan waxaa halkaas ka hadlay afhayeenka dhalinta beesha **** ee dalka Kenya mudane Cumar Maxamed Muuse {garcadde} asagoo uu sheegay in meelwalba oo ay dhalinta **** joogta laga samayn doono isku xirnaan isla markaana dhamaan dadka kunool qurbaha ee beesha **** ka codsaday inaay soo garab istaagaan kuna daydaan dhalinta **** ee dalka Kenya.

 

Isku soo wada duuboo shirkaan oo ahaa mid aad iyo aad loo soo agaasimay ayaa u muqday mid ay dhamaanba dadkii kasoo qayb galay ku riyaaqeen halkaas oo dhanka kalena laga sheegay in dhalintu ay sii wadi doonaan dadaalkooda wax qabasho.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Goodir:

Maslax meeting with the youth of his Klan? What is the significant about this that is worthy reporting?

Just enjoy the photos you little cheeky ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

From ruling the country one day to writing the titles of their meetings on cheap cardboard the next! Oh how the mighty have fallen! :(

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Reminds you of the old man :D

 

NG, ninkaan kaleexo, he once enjoyed a power none of the mere spectators that roam around will ever enjoy in their lifetime... just image the son of Siad Barre in the former Somali republic for 21 years :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Goodir   

^Kind of like Saddam sons.

 

 

He and the those meeting him remind me of what is wrong [and has been] with Somalia for the past four decades.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by NGONGE:

From ruling the country one day to writing the titles of their meetings on cheap cardboard the next! Oh how the mighty have fallen!
:(

The worst is behind them. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this