Sign in to follow this  
Abtigiis

Laughable Dayniile: ****** iyo ****** oo kala tageeray John mcCian iyo Barack Obama

Recommended Posts

Abtigiis   

****** iyo ****** oo kala tageeray John mcCian iyo Barack Obama

 

Doorashadii madaxtinimada wadanka Maraykanka ee maalinti Talaada aheed la soo gabagabyay ayaa waxaa ku kala qabsamay balaha Soomaaliyeed taas oo keentay in ay u kala codeeyaan labadii musharax ee kala ahaay Barack Obama iyo John McCian Balaha sida wayn ugu kala qabsamay doorashadaan ayaa waxaa kala ahaayeen labada beelood oo inta badan siyaasadahooda isdiidanyihiin ee kala ah Beesha ****** iyo Beesha ******.

 

Inta laga war hayo labadaan beelood inta badan isu aragti ma noqadaan markii laga hadlaayo xaalada Soomaaliya oo way ku kala qaybsanyihiin lakiin arinta cusub oo ugubka ah ayaa ah tan doorashada Mareykanka oo markoodi ugu horeysay ay ku kala aragti duwanadeen markii inta badan ee Beesha ****** ay u codeyeen musharaxa xisbiga Dimuquraadiga ee Barack Obama halka Beesha ****** ay u codaysay xisbiga Jamhuuriga ee uu hogaaminayay ninkii doorashada looga itaal roonaaday ee John McCian.

 

Beesha Hawiya ayaa intii ay socotay Doorashada Mareykanka qabanqabinayay sidii ay codkooda u siin lahayeen musharaxa Dimuquradiga ayagoo taas ku macneeyay in ay ku mucaradayaan beesha ****** arinta ay wado oo ah in xisbiga Jamhuuriga uu talada sii haayo madaama ay beesha ****** ay awooda ku yeelatay taageerada xisbigii hore ee Jamhuuriga uu ku taageeray in ay Soomaliaya ay ku qabsadaan awooda ciidan ee Itoopiya .

 

 

Arintaan ayaa waxay waji gabax ku noqtay Beesha ****** oo sugaysay in la doorto xisbiga jamhuuriga markiisi sadaxaad si ay ciidamada Itoopiya ee wadanka ku qabsadeen ay sii joogaan ayagoo ogaay in haddi uu talada wadanka mareykanka la wareego xisbiga Dimuquraadiga ay siyaasadooda noqonayso mid fashil ku dhamaatay.

 

Communitiyada Soomalida ay ku leeyihiin Mareykanka oo aad u badan mid kamid ah Xafiiskiisa Shaqala ka tirsan oo nuqulka warkaan aan ka helnay ayaa hadlkisa intaas ku sii daray in ay labadaan beelood ay kala jiidanayeen dadka Soomalida ah ee beelahooda aan aheen si ay cododkoda ay ugu biiriyaan

 

Ku kala qabsanaanta Doorshadii dhacday labadaan belood ayaa waxaa inta badan la yaab ku noqotay shacabka Soomaaliyeed iyo beelaha kalaba madaama labadaan beelood ay noqdeen laba belood oo markasto kala hadaf ah una kala qaybsameen Jamhuuri iyo Dimuquraadi waxaana lala siiyaabay tageerida culama'udiinka belaha ****** ay tagereen xisbiga Dumuquradiga iyo guushii Barack Obama .

 

Hadal heenta ugu badan Soomalida Mareekanka ku nool ayaa noqotay arinta labadaan belood oo dhaxda ka dubaalanaayo arimo ay sida ay noqonaysa aan la ogeen ayagoo midba mida kale is dhahayo ku riix siyaasada walow ay dadka qaar ay shegayaan in dibir siyaasadeed ay u belaabatay beesha ****** madaama ay wayeen McCian oo ay ku bixiyeen waqti iyo lacag si uu noqdo Madaxweynaha Mareykanka .

 

Raage Cali dheere

 

raagenews@hotmail.com

 

dayniilecom@hotmail.com

deyniilenews@yahoo.com

 

http://www.dayniile.com/Novembar08/6Novenber15.htm

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this