Sign in to follow this  
Jumatatu

President Yusuf promises to root out opposition by force...!

Recommended Posts

Jumatatu   

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo ku hanjabay inuu awood ku maquunin doono kooxaha Dowladdiisa hor taagan

Wararka laga helayo Magaalada Sanca ee dalka Yamen ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ku hanjabay inuu awood u adeegsan doona kooxaha ka midka ah dowladda balse Siyaasad ahaan ku kala aragti duwan yihiin,wuxuuna sheegay Madaxweynuhu inuu cagta marin doona kooxahaas.

 

Hadalka Madaxweynaha ayaa soo baxay wax yar kadib markii uu fashilmay kulankii magaalada Sanca uga socday isaga iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka,in kastoo Dowladda Yamen Culeys weyn saartay wadahadaladaas haddana ma noqon kuwa horumar laga gaaray.

 

Wararka ayaa sheegaya in Madaxweyne C/llaahi Yuusuf tuhumay dalal uu magacabin inay faragelin ku hayan arrimaha dowladdiisa,isagoo wareysi siiyay Wargeyska 26-September waxaa uu yiriâ€Dadka ayaa ka qaban doonaa kooxaha Shar wadayaasha, xoogg ayaa u adeegsanaynaaâ€.

 

Hadalka ka soo yeeray Madaxweyne C/llaahi Yuusuf ayaa waxaa uu noqonayaa mid dhaawac hor leh soo gaarsiiyaa dib u heshiisinta Soomaaliya oo hadda cago badan lahayn.

 

 

www.midnimo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

Originally posted by General Duke:

that made sense from your part.

Sxb you have the liberty to utter and say things as you want - cause gacalkaa aya gurbanka garabka kugu haaya..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rokko   

Juma, xay tahay balaayadaa sheeqeee? Xaad leedihiiin qolodiina Hobyo. Mahiinii aa lagu dagaalamaa, xoogaana lagu heystaa Hobyo adina meel kalaa fiirihee.

 

Kac hee abti. Xay tahay sidaan. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this