Sign in to follow this  
Sharif_seylaci

BREAKINGNEWS ISLAMIC COURTS INVADE GALKACYO

Recommended Posts

Gaalkacyo: "Magaalada Waxaa jooga dad loo soo diray in ay laayaan madax iyo shacab kala duwan oo Muqdisho ka yimid" Gudoomiyaha degmada Koonfurta gobolka Mudug.

Axad, October 22, 2006

 

APL

Tool

 

Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu *** Email

 

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

Print This Article | Daabaco warkaan

 

 

 

Gaalkacyo (AllPuntland)- Gudoomiyaha K/ Gobolka Mudug Xusen C/lle Aw cali ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in xubno ka mid ah maamulka Gal- Mudug ay wadaan olole ay ku doonayaan in ay maxkamaduhu ugu soo tallaabaan gobolka Mudug.

 

Gudoomiyaha ayaa waxa uu sheegay in madax uu ka gaabsaday in u saaxaafadda magacyadooda ka sheego ay wadaan qorshahaasi, aysanna ku matalin shacabka iyo waxgaradka gobolka Mudug.

 

Mudane Xuseen ayaa waxa uu sheegay in waxa ugu muhiimsan ee loo baahan yahay ay tahay in la adkeeyo amaanka iyo difaaca midaysan ee gobolka Mudug ee ay wadaan ciidamada isbahaysiga ah ee Puntland iyo Gal-Mudug.

 

 

Waxa uu intaasi ku daray in dad laga soo diray magaalada Muqdisho, looguna talo galay in ay isku diraan dad deegaanka laayaanna dad madax iyo shacab isugu jira, Si la isugu dhufto dadka degaanka Mudug waa sida uu hadalka u dhigaye.

 

Gudoomiyaha K/ Gobolka Mudug ee maamulka Gal- Mudug ayaa hadalkaasi ka sheegay mar uu waraysi caawa siiyay Radio Gaalkacyo.

 

Ma jirto cid ka tirsan Puntland iyo Gal-mudug oo ka hadashay arrimahani.

 

M. J. Koronto

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rahima   

^No one asked you anyhow dude, but keep in mine that the people that need to be cleaned out from Gaalkacyo and you are basically one in the same. I don’t expect you to turn on your friends.

 

Warlords and their supporters are the same!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^I expected nothing less from the fake group of the age. But as I have said when the reckoning comes it will not be Galkacyu that will feel it, since everyone owns his or her property there , but the fat Xaran-kunax, scrap merchants of Mogadishu and lower shabbele will feel it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this