Sign in to follow this  
Sophist

Sool: Fake Football team participated in SL interregional contest.

Recommended Posts

Sophist   

Gudoomiyaha Sporti-ga Ee Gobolka Sool Oo Beeniyey Warar Sheegayey In Uu Xulka Gobolku Ka Qayb Galay Ciyaraaha Gobolada W/Galbeed.

 

Laascaanood(Radiolascaanod.com)03/010/04-Axad-Gudoomiyaha Sporti-ga ee gobolka Sool Cabdi Saciid Abokor ayaa beeniyey in Xulka kubada cabta ee gobolka Sool ka qayb galay Ciyaarahii bishii hore lagu qabtey magaalada Hargaysa ee ay ka qayb qaybqaateen Gobolada Maamulka la magac baxay Soomaaliland.

 

 

Gudoomiyaha oo u waramayey Radiolascaanod.com ayaa shaaca ka qaaday in ay arrintaasi tahay mid been abuur ah oo lagu been abuurtey xulka gobolka , waxaa kaloo uu intaa ku daray Gudoomiyahu in ay jiraan dhalinyaro yar yar oo aan ka tirsanayn Xulkiisa loo qaaday Dhinac maamulkaasi kuwaasi oo lagu tilaamay in ay yihiin Xulkii Gobolka Sool.

 

Waxaa kaloo uu sheegay Cabdi Saciid in dhalinyaradaas si qarsoodiya looga saaray magaalada , kuwaasi oo ay ku adeeganayeen kuwo dano gaar ah ku watey oo doonaya uun in ay maamulkaasi kaga lacag qaataan ,bulshadana loo tuso in xulka gobolka Sool ka soo qayb galay Ciyaarihii maamulka Lamagc Baxay Soomaaliland.

 

 

 

Guddoomiyaha Ciyaaraha Gobolka ayaa waxa kale oo uu sheegay in ay dhawaan xulka rasmiga ahi ka qayb gali doono Ciyaaraha Gobolada ee DawladGoboleedka Puntland, Hadaba waraysi Arrinamaas oo dhan ku saabsan ka dhagayso halkan.

 

 

http://www.radiolascaanod.com/

 

C/casiis Saleebaan Axmed

 

Radiolascaanod.com

 

Laascaanood Somaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rokko   

^ Qudhac was the lone organizer of this fake game and eedo Xarago was the media rep telling the world about it na'mean. loool

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coloow   

LOOOOOOOOOOOOL

This is not unusual!

In the late 80;s, Mudug/Galgaduud/Nugaal fielded players from Mogadishu. This was a time when the great Waqooyigalbeed players like Dheereye dominated the game.

 

The best teams were from Waqooyibari, Banaadir, Jubbade hoose, Baydhabo and shabeelada dhexe. The team of the masses was Togdheer (led by the late colourful Alamsay jaqafasay, qardamsey).

 

Now here comes the joke:

 

According to the romour mills, the Mudug region participated in the football tournament in 1982. Most of the players were not profs. They brought with them some supporters who never saw a good footfall match.

 

When the opposing team scored and celebrated my mudug cousins were reported to have remarked:

 

BA'AA TOLOW MA GEEL BAA LAGA DHACAY smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sophist   

Ayoub, as you may know, I am not from Sool; Sanaag is where I hail from. My brother as I have mentioned in that thread lives in Ceerigaabo; so there you have it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this