Sign in to follow this  
Ahmed_Guree

Baledweyne: Ciidamada Ethiopianka oo calankoodii kattaagay magaalada Baledweyne iyo i

Recommended Posts

ethiopiansoldiresuw5.jpg

 

Baledweyne: Ciidamada Ethiopianka oo calankoodii kattaagay magaalada Baledweyne iyo iaygoo gubay calankii soomaaliyeed

Magaalada Balaedweyne oo sida lagu soo waramayo ay saaka qabsadeen ciidamada Ethiopianka ayaa waxay markay magaalada soo galeen oo gaareen gurigii xaruntii taliska Gobalka ay calankii soomaaliyed gubeen, kadibna saareen calanka Ethiopia oo wali kahor babanaya xaruntaas.

 

Sidoo kale waxaa lasheegayaa inay gubista calanka ay kaqeyb qaateen labadii dagaal oogge ee horey looga eryaya soomaaliya Maxamed Dheere iyo Yuusuf Dabageed.

 

Shacabka soomaaliyed eelagu qabsaday magaalada Baledweyne ayaa aad uga xumaaday falkan waxshinimada ah ee kudhaqaaqeen ciidamada Ethiopianka oo dharka usoo dhigtay qabsashada dalka soomaaliya.

 

Dhinaca kale xoogaga maxaakiimta ayaawali dagaal xoogan kula jira kuwa Ethiopianka kadib markii ay xeelad dagaal uga baxeen fariisimahoodii, isla markaasna uu dagaal xoogan kawadaan meel aad ugu dhow magaalada oo ku aadan dhinaca Baarka dheere oo magaalada ujira 7-10km.

 

Godeynews.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
bambo   

abdigury Ethopians did not capture beledweyn its in fact mohamed dheera former milities mens that left johar before it had fallen to the icu . its not big significant becuase its internal clan issue and would be dealt according to elders , is useless to have internal clan war war when the real enemies are at baydhawa front,

 

a wing of shabab youth were station at beledweyna and were ordered to leave and cross to bay and baakool , the matter is left the with elders to solve it ,

 

 

not to mention mahad dheera and yusuf dhaage where told to go back and leave the city as no mens land .

Share this post


Link to post
Share on other sites
bambo   

Wararka laga helayo magaalada Baladweyne oo ah xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in magaalada ay iskala baxeen saakay dhinacyadii shalay ku dagaalamay duleedka magaaladaasi.

 

Wararka ayaa sheegaya in meel ka baxsan magaalada Baladweyne uu saakay ka socdo dagaalka, iyada oo dhawaaqa madaafiicda laga maqlayo magaalada gudaheeda.

 

Maamulkii gobolka Hiiraan ee dowlada federaalka kmg-ka Soomaaliyeed ay horey ugu soo magacawdey halkaasi ayaa sheegay in goor dhow ay hadal ka jeedin doonaan halkaasi.

 

Magaalada Baladweyne ayaa xalay ku seexatay cabsi, iyada oo labada dhinacba aysan xalay soo gelin magaalada

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this