Sign in to follow this  
Gabbal

Why are all the major Mogadishu news networks ignoring Bu'aale this day?

Recommended Posts

Juje   

Horn sxb maad iska dhaftiid haku ceebowbine.

Arrintan wey dhamatey , wana lagu kala faraxashey. Odey Barre mardhow ayu isago dhega nuglon Baydhabo iska so xadirin dona. Inta ka horesysa adigu yusan hadal dambe ka tegiin.

Ninki so joog laga waayo so jifow a laga hela.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Originally posted by HornAfrique:

^Bu'aale inagaa la hadalnay, adigu ha is ceebeen.
smile.gif

War Adeer Horn, iswareysigu ma xumee, sidee baad ula hadashey Bu'ale waatan nalagu yiri hawadiiba wey ka maqantahaye! Belo!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ Paragon, cammuu anaaba ooga dhaw oo Salagle la hadley la iguna yiri khadka Bu'aale shaqeyn maayo, marka garan maayo Horn wuxuu sheegayo mar kastaa wuxuu soo taaganyahay Bu'aale ayaan la hadley, bal maxaa lagu yiri oo muu nooga dhigo News-feed ayaan u buknaayee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

^^ You could be mistaken saxiib. Has it occured to you there might be the existance of a Borough called Bu'alle in UK.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Nuune, war Salagle ii dheh! Beryahi lasoo dhaafey tollow maxaa ninkaan daaray baan is weydiinayey! Nunne dhankaan SOL laguma arki jirine maxaa ninka dab ku shiday yaan is waydiinayey. Alleyle haataan yaan garowsaday. :D

 

Nuune, hadaad Salagle la hadashay yee ku yiraahdeen reer Bu'aale ay u hiilinayeen? smile.gif

 

 

p.s. Khad iyo waxaa anigu sheegi mayo, direct access to Barre's staff baa la hayaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^^ Lol. Bu'ale ninkii ka fooriya, Salagle ayaa 'war hurdada hanaga kicin laga yiraahdaa', marka labada meel sidaas ayaan u malaynayaa ineey isaga dhowyihiin. Nuune waa gartii in uu cidiya ruugo illeen bowkiisa ayey ragi dambaaburo isku moolaalinayaane smile.gif .

 

Horn, haye, khadkan Direct to Barre staffkiisa aad la leedahay bal wareyso si ay noogu sheegaan xaalku siduu yahay :D . We are all ears!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lol waraada caadi iska dhiga, aniga Bu'aale iyo Salagle toona abidkey maan arkinee, waaxey tontoobada iyo toobinta aad ii leexineysaan yaa weger baw.

 

Horn:, If you can remember, Salagle waxaa daggan asxaabteyda qaar ka mida iyo familkooda, remember that incident aan kuu sheegi jirey dagaalkii qaraaaraa ee nagu helay suuqa xoolaha huruwaa iyo General Jaamac shire oo watey ciidamadii Hiilweyne eber looga dhigey iyo qoysas fara badan, qaar ka mida jaamac shire wiilal uu dhalay ayaa daggan Salagle.

 

 

Balo, ma imikaan noqdey reer Salagle, naw, waryaadha hee dee Burcaawi ayaanba iska dhigi imika smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

^Tollaw ma waydiisay General Jamac Shire wiilashiisa inay Barre sii raacin?

 

Also, ma ka war heshay Barrow carar Baardheere ku aaday? :D If not then maxaad Qaadisiyada alle ogyahay aad war uga doonan?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

actually dadkaas halkaas daggan anagaaba dhaanno oo online news-feeders heesano oo run iyo been u dhaxeeya, iyagu BBC Somali ayaa akhbaar u ah, mida kale wararkooda waxa uu u badanyahay suuq ka hadal iyo propoganda af ah, hebel baa halkan heeetso iyo saan, marka machinetan wax noo dhaamo ma lahan adba waad ogtahay inaadan aamineyn waxaad ka maqasho baardheere ama bu'aale iyo dabanyuluq

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this