Sign in to follow this  
Kamaavi

Xariga Bishaaro Wacdi- Baal Cusub oo Godobeed.

Recommended Posts

Kamaavi   

24zk4yc.jpg

Bishaaro Wacdi/File Photo

 

Maamulka magaalada Hargaysa wuxuu gacanta u galiyay Bishaaro Wacdi Shaqlane ciidanka sirdoonka Itoobiya, arrinkan ayaa baaritaan badan waxaa amarka bixiyay wasiirka arrimaha gudaha ee maamulkaa waqooyi ee isku magacaabay Somaliland, Bishaaro waa Hooyo Soomaaliyeed oo uu dhalatay Soomalida Ogadeeniya, waxaana lagu eedenaya inay gacan saar la leedahay ciidamada ONLF midaas oo iyadu diidan tahay.

 

 

Soyaalka godabeed ee u dhaxeeya Somalida geeska Afrika degan waa mid soo jireen ahaa balse aan caado iyo dhaqan u lahayn in Hooyo Soomaaliyeed Gacanta loo galiyo ciidamada Itoobiya.

 

Hooyada Soomaliyeed ayaa waxay kala kulmi doonta xabisyada Itoobiya jirdil taas oo halis u saaran tahay inay u dhimato jirdilkaas.

 

Maamulka Riyaal Kaahin iyo Shacabka Soomaliland waxay godob baal cusub ah ka galeen guud ahaan Hooyooyinka Soomaliyeed gaar ahaana Hooyooyinka Soomalida Ogadeeniya, arrinkaas oo noqon doono godob midii oogu xumayd.

 

Maamulka ayaa horaan u dhiibi jiray dad u badan rag halkaas oo qaar ka mid ah ku dhinteen jeelasha Itoobiya meesha qaar kalana ilaa haatan lagu la yahay.

 

 

O'gadentoday.

Hargaysa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Well, i'm not yet sure about the story laakiin kuway iyagu laayeen ma ka hadleen ??? reer miyigii ay xoolahooda intay ugu yimaadeen ku toogteen ,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

reer-miyi iyo rag waa is layn jiray JB. Arimaha ha isku qasin adigoo waxaan la difaaci karin difaacaya. Macawistu way kaa dhacday maanta.

 

Dajiye,

 

Adeerkiis, adiguna iska daa arintan waxba ha sii wadwadine. Cabashadu ma fiicna haday badato.

Share this post


Link to post
Share on other sites

macawistu igamay dhicine aan hubsano niyow ,,,,,

 

marka wax laga hadlayana iyadoo aan waxyaalaha qaar cudurdaar laga muujin yaan mid kele laga andacoon ....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

ma gabadh xabshi loo dhiibay baa la mid ah rer-miyi baa la laayey? Waa ku sidee JB?

 

Hubsashada de adigu soo hubso anagu waanu hubnaaye. Haday been noqotana dib danbe war ha iiga dhagaysan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ Website bay ku qoran tahay miya? :D

 

As the kids would say in such a situation, RIYAALE HAS CROSSED THE LINE.

 

Allah ha o sahlo islaanta. It's a real shame.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

^Walle qudhunlandi( :D ) waxaan Farole ka suurtoobin ayey la timid.

 

Dhaqanka Soomaliyeed hooyooyin la laayo ama cadaw loo dhiibo laguma sheegin...

Share this post


Link to post
Share on other sites

JB. Ragu way islaayeen, laakiin Dumarka in Xabashida loodhiibo waa arin aan caado u lahayn ee isku xishood sheekada meelkale ha u sii qaadine!

 

Ilaahay dhulka hala gooyo ragii ka danbeeyay arinkaan:(

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Can one compare handing women/men to enemy with men fighting/killing each others.. Somali nomads fought for centuries so this isn't an excuse to hand women to worst regime and yet indho adayg argue there were nomads or deny the existing of the story completely.

 

For God's sake “Dadku ma xishoodaan miyaa inaba” why don't you at least keep your mouth shut if you can't condemn and denounce this disgusting act.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this