Sign in to follow this  
Major-General Cawad

Man found cut to pieces in Moqadisho!!!

Recommended Posts

Muqdisho: Dil aad looga naxay oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho.

 

- Tuesday, August 09, 2005 at 11:08

 

Muqdisho(AllPuntland)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho xarunta dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in xalay nin dhallinyaro ah lagu gawracay inta u dhaxasya isogsyka Siinaay iyo Xararyaale.

 

Warka ayaa intaasi ku daraya in saaka waabarigii la arkay maydka ninkaasi lagawracay oo jirkiisa oo dhan lagu jar jaray mindi , isla marakaasna ay suurtoobi wayday in laqaado.

 

Goob joogayaal kusugan xaafadda Buuloxuubeey ayaa sheegaya in lagaran waayay muuqaalka iyo dhismaha jirka ee ninkaasi la dilay , waxaa sidoo kale lasheegay in ninkaasi la jar jaray uu ahaa nin dhallinyaro ah oo 30 jir lagu qiyaasay.

 

Waxaa la isla dhex marayaa Muqdisho in ninkan la dilay lagala baxay Kalyihii iyo Beerkii , inkastoon aan si rasmi ah loo xaqiijin karin arintaasi.

 

Dhacdadan ayaa noqotay mid ay aad ula yaabaan dadka magaalada Muqdisho, inkastoo dhacdadani aysan ahayn mid ku cusub magaalada Muqdisho ayaa haddana dadku ku tilmaameen fal waxashnimo ah.

 

Dhowr goor oo hore ayaa magaalada Muqdisho lagu arkay dad hilbohoodii la jar jaray oo lagu soo guray boco ,lana dhigay dariiqyada magaalada .

 

CCC Farayaamo

 

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raji'uun

 

What an inhuman action to take, it's beyong human beings imagination

 

It's frightening to see the situation getting worse by the day!

 

God help my people

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Qorshel:

Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raji'uun

 

What an inhuman action to take, it's beyong human beings imagination

 

It's frightening to see the situation getting worse by the day!

 

God help my people

Inn lilaahi wa inaa ilayhi raji'uun

 

Muqdisho needs help!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Iilaahay haa uu naxariisto

 

 

A similer incident happened in Kismayo (when morgon and his lunatic kins were in power) were this man was caught (dring the battle for Kismayo) and then cut into pieces by 30-45 mahbar ladys with knifes. redface.gif

 

 

C/laahi Yuusuf kabo ka waa weyn aas isku jimayhaa; kursiga madaxweynanimadana waxaa xaq u leh

:D:D Musse is quite a kidder, you should finish the rest of the qoute thou.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this