Sign in to follow this  
Garyaqaan2

Ganacsatadii magaalada Laascaanood oo noqday dadkii u dameeyay ee ka qaxa mag.Lasanod

Recommended Posts

Ganacsatadii magaalada Laascaanood oo noqday dadkii u dameeyay ee ka qaxa mag.Laascaanood

Last Updated::2007-10-26 17:31:52

 

Laascaanood:-Wararka ka imanaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa ku warramaya in ganacsatii magaalada Laascaanood ay intoo badnayd ay maanta ka ---

guureen magaalada Laascaanood kadib markii ay arkeen in xaalada cakiran ee ka taagan magaalada Laascaanod aysan suura gelinayn in ay sii wataan hawlahoodii ganacsi.

 

 

Wararku waxa ay intaa ku darayaan in gancsatadan badankood ay go'aan sadeen in ay hawlahoodi ganac si ay ka sii wataan magaalooyinka sida Garowe iyo Bosaso ,waxaana maanta la arki karay baabuurta Somalidu u taqaan candha maydlayaasha oo dabada kula jira bakhaarada isla markana lagu daabulayo alaabo kala gedisan

 

Waxaana wararku intaa ku darayaan in guuritaanka ganacstada ay ka damaysay kadib markii la helay warar tilmaamaya in maleeshiyaadka maamulka Hargeysa ay dhawrka cisho ee fooda inagu soo haya ay magaalada ka fulin doonan hawl gal ay ku soo qaba qaban doonan dad fara badan isla markana ay u dhaa dhicin doonan jeelasha Burco iyo Oog

 

Waxana wararku intaa raacinayaan in wadooyinku ay gebi ahaanba xidhan yihiin isla markana lagu gooyay baabuur iyo taayiro dhagxaan hor leh oo magaalada aysan ka jirin dhaq dhaqaaq ganacsi oo la sheegi karo .

 

 

C/hi Caaqil

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this