Sign in to follow this  
Saalax

Maslax Maxamed Siyaad Xasan Rupeeti fight each other over Libya doner money in N.O

Recommended Posts

Saalax   

(Ragaan Walaalaha ah- Maslax Maxamed Siyaad Barre iyo Xasan Maxamed Siyaad bare ayaa isku haya Lacag ay ka soo shaxaadeen Madaxweynaha Liibiya)

 

Nairobi(OWN)-Muran isku bedelay gacan ka-hadal ayaa magaalada Neyroobi ku-dhex-maray Maslax Maxamed Siyaad iyo walaakii ahna Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Cumaan Xasan Rupeeti oo dagaalkoodu ku saleysan-yahay,xoogaa lacago ah oo ay shaxaad-ahaan ooga soo qaateen Madaxweynaha Dalka Liibiya Mucamar Alqadaafi,balse lacagtii uu si xirfadeysan u dhacay Xasan-Rupeeti,waxaana falkan ka carooday Maslax oo isagu gacan-ka hadalka ku-hormaray,isagoo walaalkiis ku eedeynaya inuu dhacay inta badan lacagtii Dalka Liibiya laga soo wada-siiyay,iyo inuu wax ka qaban-waayay falkii isaga iyo General-Morgan looga soo masaafuriyay Dalka Cumaan,kadib markii Booliiska ay gacanta ku-dhigeen xili ay cirka marayeen oo ay sakhraansanaayeen,gaarigana ay u saarnaayeen Dumar jirkooda ka ganacsada.

 

Full Story click for link

 

 

Maslax Maxamed Siyaad iyo Xasan - Rupeeti oo ku feertamay Magaalada Nayroobi

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Ciil maxay ah niman lacag ay so shaxadeen isku dilay waba arin la yaab leh , kan maslax sooki yidhi madaxweyne ban rabay inan noqdo ka waran kaaso oo madaxweyne noqon laha lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

^^ Ciil maxay ah niman lacag ay so shaxadeen isku dilay waba arin la yaab leh , kan maslax sooki yidhi madaxweyne ban rabay inan noqdo ka waran kaaso oo madaxweyne noqon laha lol

:D:D My thoughs exactly. bankrupt men wanting to be presidents of somalia lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Liibaan. As usual starting personal insults stay on topic this is not about Libaahe going bankrupt. But two relative politicians fighting each other over Libya Doner money.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Originally posted by Libaahe*:

Liibaan. As usual starting personal insults stay on topic this is not about Libaahe going bankrupt. But two relative politicians fighting each other over Libya Doner money.

Libaahe,

 

Allah ha ku caafiyo danbi maaha, wax zamaan hore dhacay baa wali daba socotaa, maxaa ku dabadhigay la badan relative ka ah

 

Hadii ee ilaaa iyo maanta madaxda caalamku ee siinayaan lacago labadan waaba Rich, waa maxay bankrupt iyo waxa aad ka hadlaso? soo bisha iyo sanadka soo socdana lacago kale oo badan heli maayaan

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Libaaahe,

 

I am sure Maslax is way richer than you and all your brothers combined. You said he used to drive Land Cruiser, he now drives way better cars :D

 

 

Now keep being a prisoner of what hapenned 20 yrs ago.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

The Zack. Xasaarada naga da niyohow you have to admit its funny hearing two former politicians who were rich back in the day on behalf of others. now fighting over Dawrsi money from libya. :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Libaahe :D:D

 

I got your humor waryaa, I am just stating facts. The man owns a million dollar house in Cali and you think he is poor LOL.

 

Waxoogaa dhowr million ah from Qadaafi won't hurt lakin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this