Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Yaab iyo nus

Recommended Posts

Dhinaca kale waxaa jirtay in kursigii Baarlamaanka ee uu ka geeriyooday marxuum Maxamed Xaashi Gaani ay isku haystaan Sharmaarke Maxamed Xaashi Gaani oo uu dhalay marxuumka iyo Cabdiwaaxid Cilmi Cumar waxaana maanta markii Cabdiwaaxid Cilmi Cumar uu soo xaadiray kulanka Baarlamaanka oo uu gudaha u galay ka daba yimid oo asagana isku dayay in uu galo Sharmaarke Maxamed Xaashi Gaani, waxaana abuurmay is-qabqabsi iyo muran balse waxaan hor is taagay Sharmaarke Maxamed Xaashi Gaani ciidanka ilaalada xarunta Baarlamaanka, wuxuuna Sharmaarke ku doodayay in asaga iyo Cabdiwaaxid Cilmi Cumar laga wada saaro xarunta Baarlamaanka laakiin waxaa taas ka diiday taliyaha ciidaanka nabadgelyada gobolka Baay Aadan Axmed Cabdi "Baariyiow", wuxuuna Sharmaarke bilaabay in uu gacan ka hadal sameeyo asagoo feer la dhacay qaar ka mid ah ilaalada xarunta Baarlamaanka waxaana markii danbe si xoog ah looga saaray agagaarka xarunta Baarlamaanka Sharmaarke Maxamed Xaashi Gaani.

 

baarlamaanka2jj.jpg

 

Xigasho iyo warkii oo dhameystiran.

__________________

 

I believe this young man inuu ka tagay the comfort zone of Kulombus, Oohaayo, jago bilaash ahna naftiis in uu u quuro heerkaas gaarsiiye.

 

Taloow meesha laaluush macna ku fadhiso ma yaalee, oo haduu laaluush doon ahaa, ee maxaa loogu sheekeeye igaarkaan, uu quursan la yahay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Miskiin-

 

Ninka xaqiisuu doontay dee!

 

Few weeks I posted an article that dealt with the continuation of the parliament in Baidoa being threatened. It was being threatened because of this matter. Even know, word is, that freelance militiamen from Galgadud to Kismayo to Gedo are raising enough ruckus to be allowed to go to Baidoa to "deal" with the interference of the speaker of the Parliament in clan affairs. The situation has become so tense that recently Barre Hiiraale has warned any militiaman that leaves Kismayo towards Baidoa because of this specific situation will be hunted and accounted for with death for disobeying. Also, of the fourteen combined ministers and parliamentarians of that young man's constituency and who are in Baidoa have recently promised to leave Baidoa because of "meddling" by the parliamentary speaker. It was only after Abdulahi Yusuf and Ghedi immediately visited them and reassured them of their right that they chose to stay.

 

Why all of this?

 

The whole affair has to do with contention of the deceased Gen Mohamed Hashi Gaani's former parliamentary seat. Whilst the government was divided into Jowhar/Mogadishu factions, both of the men contending the seat were sworn in by the other faction. Abdiwahid Elmi Goonjeex was sworn in by the speaker of the parliament and in Mogadishu, whilst Sharmake Mohamed Hashi Gaani was sworn in by the deputy speaker of parliament in Jowhar, with the support of the president and prime minister.

 

Recently, when the two sides joined together, both men, to the surprise of the other, claimed the empty seat. Immediately, the speaker of the parliament entered the situation and asserted the seat belonged to Cabdiwahid. The other members of that consituency in the parliament venue were outraged and the situation become volatile. One of Abdulahi Yusuf's spokesmen, who happened to be Shermake's uncle and the maternal brother of Gen Gaani, even threatened to kill the parliament speaker on the spot. Before the situation excerbate, Abdulahi Yusuf stepped in and told the constituency members that all they need was confirmation from traditional leaders that Shermake was the rightful MP and that he would personally step in to overrule the speaker of the parliament. Immediately, traditional heads in Cabudwaq were contacted and uttered support for the son of Gen Gaani while at the same time refuting Abdiwahid's claim to the seat.

 

When the Sharif again refused Shermake's contention and swore in Cabdiwahid, Abdullahi Yusuf personally told Sharif to stop interfering in people's affairs. Abdulahi Yusuf's spokesman went so far as to say the speaker of the parliament had no idea what his job description entialed. The Sharif felt cornered and himself underattack and the president was accused of being tribalistic. The Sharif excused himself by saying he would double check the credentials of the traditional heads, but flew out instead. When Shermake tried to enter the venue, as the object of that picture, the parliamentary guards refused him entrance and pointed firearms at him.

 

In my last look at the situation, Mohamud Sayid Adden (minister of national assets and procurement and controller of the largest single militia in Gedo) and militiamen from as far away as Cabudwaq and Kismayo were threatening the venue.

 

What is in it for the speaker of the parliament to continue meddling?

Share this post


Link to post
Share on other sites

In my last look at the situation, Mohamud Sayid Adden (minister of national assets and procurement and controller of the largest single militia in Gedo) and militiamen from as far away as Cabudwaq and Kismayo were threatening the venue.

:D:D:D

 

One question, though: Yaaka celinooyo? Sheeko baraleeyda living room naga dhaaf, widaayoow.

 

In that same link, it reports:

 

"Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa sheegay in Cabdiwaaxid Cilmi uu yahay xildhibaanka buxiyay dhamaan shuruudihii looga baahnaa uuna dhaariyay oo xubnaha beesha uu ka soo jeedo is rogrogga badan iska daayaan oo hadii ay midaysanyihiin uu Cabdiwaaxid Cilmi laftigiisa ka tanaasuli lahaa kursiga uu ku fadhiyo ee la isku haysto."

 

Shariifka wuxuu u dhaariye one xildhibaan, and not not the other, is because waraaqo cadeys ah uu keensaday oo wada saxiixeen malaaqyada iyo qabqabliyaasha uu kasoo jeedo, including that character is waalwaalka badan called Siid Aaden. Even asagaa cadeeye, saying he signed it, but he changed his mind later. What or who does he think he is?

 

Anyway, kursigaas laga geeriyooday qolada lahayd ayaaba isku raacsanayn oo kala jabay. Waxba Shariifka ha eedeynin mise C/llaahi Yuusuf. Iyagaa is dhigay meeshaas, oo huu iyo haa wado. Kuraas badan laga geeriyooday ayaa jirto oo la isku heystay, laakiin quuqdaan ma gaarin, oo ugu dambeyntii dadkooda isku raacay. Kuraastaas oo kamid ahaa xildhibaanadii geeriyooday Sakiya C/salaan, Xasan Cabdille Qalaad iyo Muunye.

 

This young man needs to go back to Columbus.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

that character is waalwaalka badan called Siid Aaden.

Yaab tanaabo ah, maxaad ninka u caayi? :D

 

Yaaka celinooyo?

Yaa kale, iyaga maahee? icon_razz.gif Kaftan aside sxb, I quote this;

 

"Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa sheegay in Cabdiwaaxid Cilmi uu yahay xildhibaanka buxiyay dhamaan shuruudihii looga baahnaa uuna dhaariyay oo xubnaha beesha uu ka soo jeedo is rogrogga badan iska daayaan oo hadii ay midaysanyihiin uu Cabdiwaaxid Cilmi laftigiisa ka tanaasuli lahaa kursiga uu ku fadhiyo ee la isku haysto."

 

Shariifka wuxuu u dhaariye one xildhibaan, and not not the other, is because waraaqo cadeys ah uu keensaday oo wada saxiixeen malaaqyada iyo qabqabliyaasha uu kasoo jeedo, including that character is waalwaalka badan called Siid Aaden. Even asagaa cadeeye, saying he signed it, but he changed his mind later. What or who does he think he is?

When the speaker of the parliament swore Abdiwahid Elmi Goonjeeh in Mogadishu, it was with the credentials of the powerbrokers (including Mohamoud Sayid) of that consituency but without the consent of the Guurti of Cabudwaq.

 

When the deputy speaker of parliament swore Sharmake Gaani, it was with the credentials of those issims based in Cabudwaq.

 

When the both men claimed the seat in the unification of the parliament, the Guurti gave support to Shermake and refuted Abdiwahid's contention. As a result, Mohamoud Sayid and all the other ministers/parliamentarians rescinded earlier signitures in support of Abdiwahid and instead acknowledged the final say of the issims. It was after the speaker of the parliament still did not acknowledge the final say of the issims of Cabudwaq that the consituency as well as Abdulahi Yusuf/Ghedi stepped in.

 

From the link:

 

Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa C/waaxid Cilmi u dhaariyay xilka Xildhibaannimo ee Beesha,
waxaase arrintaasi ka horyimid siyaasiyiinta beesha iyo xubno dhaqanka u metela, kuwaasi oo ku doodaya in ay xilkaasi u doorteen Sharma-arke Maxamed Xaashi Gaani
oo uu booskaas Aabihii ka geeriyooday.

 

Guddoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa mar uu ka jawaabayay eedeynta loo soo jeediyay wuxuu isku difaacay in uu isagu si sharci u dhaariyay C/Waaxid oo Siyaasiyiinta iyo Odayaasha Dhaqanka Beeshiisa kala yimid saxiixyo dhab ah, hayeeshee
Maxamuud Sayid Aadan oo qiraya in ay saxiixaas bixiyeen ayaa hadana ku doodaya in ay saxiixaas ka laabteen kadib markii ay diidmo uga timid dhinaca Waxgaradka iyo Odayaasha Beeshooda

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this