Sign in to follow this  
General Duke

US Congressmen meeting Somali groups at the Peace conference

Recommended Posts

Kulan Dhexmaray Xubno Ka Socda Kongareeska Maraykanka Iyo Madax Soomaaliyeed

 

Labo xubnood oo ka socda kongareyska Marayka oo beryahaan ku sugnaa madasha shirka dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ayaa shalay galab kulan la yeeshay xubno kala duwan oo kala metelayey qaabka looga qaybgelayo shirka dib u heshiisiinta Soomaaliyeed. Dr Ugaas C/raxman Ugaas Khaliif, Xassan Abshir, Caasho Xaaji Cilmi, Maxamad Qanyare iyo Col Shaatiguduud oo

 

 

kala metelayey, odayaasha dhaqanka, DKMG ah, SRRC, Bulshada rayadka ah iyo G8. Ujeedada kulankaan ayaa lagu macneeyey in wafdigani wax ka ogaado habsami u socodka shirka kooxaha Soomaalida uga soconaya Mbgathi. Xassan Abshir ayaa u sheegay wafdiga in DKMG ahi ay shirka joogto wax dhibaato ahna aysan jirin, bixitaanka C/qaasimna uu yahay mid shakhsiyeed, taasoo ay dhibsadeen xubnihii kale ee kulanka ka qeyb gelayey, iyagoo u arkayey in aysan munaasab ahayn in kulanka loo soo raro khilaafkii u dhaxeeyey TNGda.

 

Wafdigan ayaa dhinacooda si kooban uga warbixiyey ujeedada socodkooda, iyagoo sheegay in ay u yimaadeen si ay ugu kuur galaan xaalada uu shirku ku suganyahay, iyagoo balan qaaday in hadii wax loo dhanyahay oo la isku raacsanyahay uu shirka ka soo baxo in ay dawlada Maraykanku ay taageeri doonto. Wafdigan ayaa maanta la kulmay C/laahi Yuusuf, isagoo qado u sameeyey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
guraad   

Brother smith thank for posting this . and its good that they met puntland president , puntland is largest somali state which have full peace , law and order . i am for puntland president to become president of somalia he will do great job .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this