Sign in to follow this  
Qudhac

President Riyaale: UDUB WILL ACCEPT THE RESULT WITHOUGH CONDITION

Recommended Posts

Qudhac   

Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale ayaa goor dhawayd shir jaraa'id oo uu ku qabtay aqalka Madaxtooyada waxa uu ku cadeeyey inuu u hogaansamayo natiijada ka soo baxda Komishanka Doorashooyinka qaranka, isla markaana uu ku bogaadinayo Xisbiga ku guulaysta Doorashada Madaxtooyada Somaliland.

 

 

 

Madaxwayne Daahir Rayaale waxa uu sheegay in aanay waxba ka jirin hadal ka soo baxay Xubno ka mid ah Masuuliyiinta sar sare ee Xisbiga UDUB, kuwaas oo uu sheegay in aanay la qabin fikirka ah in Xisbiga UDUB lagaga shubtay Doorashadii Madaxtooyada, isla markaana waxa uu shaaca ka qaaday inay Xukuumadiisu u hogaansan tahay natiijada kama dambaysta ah ee Guddida Doorashooyinku ku dhawaaqi doonaan saacadaha fooda inagu soo haya.

 

 

 

 

 

Madaxweyne Daahir Rayaale waxa uu shacbiga reer somaliland ka raali geliyey hadalkaas ka soo baxay Masuuliyiinta Xisbigiisa UDUB, waxaanu ummada u cadeeyey in aanay Xukuumad ahaan iyo Xisbi ahaan mid-na la qabin, isla markaana waxa uu tilmaamay inay meel ka dhac sameeyeen oo uu shacbiga raali ka siinayo.

 

 

 

Ramaasnews/Desk

 

Hargaysa/Somaliland

Share this post


Link to post
Share on other sites

I told you so. Riyaale will accept the outcome. He is a real democrat. Tell me if you know any other leader in Africa, who has organised 4 democratic elections of which everyone accepted the outcome and the loosing party accepted the result. This election will be no diffrent.

Share this post


Link to post
Share on other sites
STOIC   

Good judgment from Riyalle for mastering his spiritual benevolence of accepting his fate. I'm glad his parties immediate impulse flickers to focus faster for a better judgment .Unless our respected president has huddled himself in a cacoon of his own he should have known that he had competitors edging for the same sit...I'll like to see Riyale (if he looses) retire honorably and milk his pension in Hargeysa and become an elder statesman.. Now I have been waiting for this damn results far too long.I'm loosing my patience....Give me the numbers...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this