Sign in to follow this  
General Duke

Garowe: Agency for Social Welfare established

Recommended Posts

Xeer Madaxweyne.

 

Wednesday, 13-May 2009

 

Garowe,Puntland:Waxa a xafiiska Madaxweynaha DGPl ka soo baxay xeer Madaxweyne oo Lambarkiisu yahay 32,kuna saabsan magacaabida agaasimaha Guud ee hay’adda daryeelka Bulshada Puntland.magacaaabid a Mas’uulkan ayaa waxa ay ka dambaysay ka dib markii ee golaha xukuumadda DGPl ay isku raaceen shirkii Khamiislaha ahaa in la dhiso Hay’ad u adeegta Bulshada Puntland sida Agoomaha,Danyarta,cu ryaamiinta iyo dadka waayeelka ah.

 

Hadaba xeerkan ayaa waxa uu u qornaa sidatan:

 

 

Xeer Madaxweyne Lr32 ee May10,2009,kuna saabsan Magacaabidda Agaasimaha Guud ee Hay’adda daryeelka Bulshada Puntland.

 

Madaxweynaha Dowladda Puntland

 

Markuu arkay: Dastuurka Puntland qodobkiisa 54aad faqradiisa 19aad.

Markuu arkay: Baahida weyn ee loo qabo Agaasin guud oo ka hawlgala Daryeelka Bulshada.

Markuu tixgeliyey: Aqoontiisa iyo waayo aragnimadiisa xaga agaasinka hawlaha bulshada.

 

Wuxuu xeeriyey:

1.in Cabdishakuur Maxamuud Cilmi loo magacaabay Agaasimaha guud ee Hay’ada Daryeelka Bulshada Puntland(Puntland agency for social welfare-PASWE).

 

2.xeerkani wuxuu dhaqan gelaya marka uu saxeexo Madaxweynuhu.

 

Dr:Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud.

Wuuna saxeexay Madaxweynuhu.

Share this post


Link to post
Share on other sites

How do you know where my home is?

 

I guess you are SOL's self-appointed psychic. But let me tell you that you are the most rubbish psychic in the world, because anything you have read about me turned out wrong.

 

So give it up, bro.

Share this post


Link to post
Share on other sites

M/weyne Faroole oo magacaabay hay'ad qaabilsan daryeelka hawlaha bulshada, & amar lagula dagaalamayo burcad badeeda.

 

Garowe, May 14 | Wareegtooyin ka soo baxay madaxtooyada Garowe, uuna ku saxiixan yahay M/weynaha Puntland C/raxmaan M. Faroole ayaa lagu magacaabay: a) hay'ad qaabilsan daryeelka bulshada, iyo b) amar lagula dagaalamayo burcad badeeda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

What irony, you accusing others for being haters. I may hate few individuals among others your warlord uncle Yeey and other warlords, but you - the biggest hater of all, you hate anyone not belonging to your clan, anyone who doesn't have same view as you, anyone who criticise uncle Yeey, anyone who criticise Puntland, shall I go on? No I leave it there.

 

Having made my point you probably don't give F@CK what I think about you. But hey, guess what? I don't give F@CK either what you think about me.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this