Sign in to follow this  
raadamiir

SOMALI LAWMAKERS ARRIVE FOR HISTORIC PARLIAMENT MEETING!!!

Recommended Posts

MPs set for Baidoa parliamentary meeting

NAIROBI, 23 Feb 2006 (IRIN) - Preparations for the first meeting of the Somali transitional federal parliament inside the war-torn country are on schedule and members have started arriving for the session, one of the organisers said.

 

The 26 February meeting is due to take place in Baidoa town, 240 km southwest of the capital, Mogadishu.

 

"The plan to hold the session in Baidoa is on track. As of this moment everything, including the conference hall and accommodations, is in place," Isak Mohamed Nur, who is also the local MP, said.

 

All militias have been moved out of the town and encamped in former military barracks, he added.

 

"We have 400 specially selected men who will provide the security," Nur told IRIN on Thursday.

 

The members of the interim parliament (MPs) have been arriving in Baidao over the past two weeks. Some 42 Mogadishu-based MPs arrived on Wednesday.

 

"We expect another batch from Puntland today [Thursday]," Nur said. The last batch, he added, would arrive on Friday from the Kenyan capital, Nairobi.

 

"If all goes according to plan, most of the cabinet and government should be in Baidoa by Friday [24 February]," he said.

 

Nur said President Abdullahi Yusuf Ahmed and Prime Minister Ali Muhammad Gedi were expected in Baidoa on Saturday. The president would open the session the following day.

 

The historical meeting was announced by the speaker of the parliament, Sharif Hassan Shaykh Aden, on 30 January in the presence of Yusuf, after days of consultations with Gedi in Nairobi.

 

At a three-day meeting in Yemen in early January, Yusuf and Aden agreed to convene the first session of parliament inside Somalia within 30 days.

 

[ENDS]

 

 

Source: IRIN, Feb. 23, 2006

 

Contact:webmaster@hiiraan.com

Copyright © 2006 Hiiraan Online

Share this post


Link to post
Share on other sites

By Guled Mohamed

 

BAIDOA, Somalia, Feb 23 (Reuters) - Lawmakers arrived in the Somali town of Baidoa on Thursday for the first meeting of the country's parliament on home soil, days after heavy clashes in the capital Mogadishu underscored the tough challenges ahead.

 

About 50 of the 275 members of the legislature swept into Baidoa in a convoy of cars and pick-up trucks mounted with heavy machineguns and manned by militiamen, ahead of the assembly's historic Feb. 26 session in the south-central town.

 

Rival factions in Somalia's interim administration, formed in the relative safety of neighbouring Kenya in late 2004, last month raised hopes of ending anarchy in the country when they agreed on a time and place for Sunday's meeting.

 

But heavy fighting in Mogadishu -- described by residents as the worst in recent memory -- has once again highlighted the general lawlessness in the Horn of Africa country, which has been without a functioning government for the last 15 years.

 

Residents said about 38 people died in clashes that began on Saturday between militia loyal to Mogadishu's Islamic courts and a newly formed coalition of nearly all the city's major warlords, dubbing itself the Mogadishu Anti-Terrorism Coalition.

 

Many of the victims were civilians.

 

It was not immediately clear what sparked the fighting. But a low-level conflict has been brewing between Islamist groups and some warlords in the new coalition who are known to sell counter-terrorism information to Western governments, including the United States.

 

That has led to isolated assassinations, particularly against former military or police officers, in the last year.

 

By Tuesday night, residents said relative calm had returned to the port city of one million.

 

"Fighting has ceased. I don't know if it (the calm) will continue, but elders from both sides are meeting," said Abdullhi Sheikh Hassan, a member of the anti-terrorism coalition.

 

Each side blamed the other for the hostilities. Sharia courts function unofficially in part of Mogadishu and are the only form of semi-organised justice for the city.

 

Fighting among Somalia's myriad of clans has been common since warlords overthrew former dictator Mohamed Siad Barre in 1991 and took over the nation of about 10 million.

 

The transitional government has proved fragile and fractious and has so far been unable to rein in the powerful warlords and their militias, and disagreed over where the government should initially be based inside Somalia.

 

But its two main factions moved last month to end the rift that has paralysed Somalia, agreeing to the date and place of parliament's first meeting in the country. Baidoa was seen as neutral ground and a compromise solution. (Additional reporting by Mohamed Ali Bile in Mogadishu)

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

The important thing is that government and parliament start their work.

 

Although Mogadishu renewed war is bad news for peace prospects in the near future, however Somalia’s transitional government, Somali people, and international were fully aware that Mogadishu is not a safe city to host the government, unfortunately Mogadishu is the most chaotic and lawless place in Somalia, Mogadishu never enjoyed a relative peace since the civil war began it was always a war zone. The new news is that so-called strong warlords like Qanyare and Suudi are loosing their areas of control, good situation if supposed courts are free from clan sentiment; otherwise the renewed war in Mogadishu is just new episode of the never ending darama clan- wars in Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nomads, I think the picture of the building on Somali soil in which the Transitional Parliament is expected to hold its first full house session deserves consideration. It belongs to all the Somalis and hence is far more pleasantly aromatic than Doofaarlay.

ADC (Agribusiness Development Corporation )warehouse, Baydhaba, Somalia

 

DSC08467.jpg

 

DSC08468.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xildhibaano, Wasiiro iyo Diblomaasiyin ka yimid Nairobi oo galabta gaaray Beydha

 

Beydhabo:-Xubno badan oo ka tirsan golayaasha dowladda FS iyo diblomaasiyiin ka yimid Magaalada Nairobi ayaa waxa ay maanta gaareen Magaalada Beydhabo ee xarunta Gobolka Baay oo loo balansan yahay in maalinta Axadda ah uu ka furmo Fadhigii ugu horeeyay ee baarlamaanka FS.

 

Ku dhawaad 62 mudane oo isugu jira Wasiiro iyo Xildhibaano oo ay ka mid ahaayeen Saalim Caliyow Ibrow, Maxamuud Jaamac Sifir, Dr. Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi iyo kuwa kale oo aad u badan ayaa maanta ka degay garoonka Beydhabo , iyadoo diyaaradihii mas’uuliyiintan kala siday ay kala dambeeyeen muddo nus saac ah .

 

3 Diyaarad oo ay saaran yihiin Wasiiro ,Xildhibaano iyo Wufuud ka gaaray Beydhabo , halkaasoo si weyn loogu soo dhoweeyay.

 

Dhammaan mudanayaashani ayaa la shaaciyay inay ka soo kicitimeen magaalada Nairobi ee dalka Kenya , waxaana diyaaradaha wufuudan siday wehlisay diyaarad yar oo ay saarnaayeen Ilaalo ajnabi ah oo ay wateen wufuuda Beesha caalamka oo uu ku jiray kaaliyaha Jaamacadda carabta ee Soomaaliya C/lla Mubaarak Alcariimi .

 

Saacado yar kadib ayaa waxaa la rajeynayaa in Beydhabo ay gaaraan Xubno badan oo ka mid ah Golayaasha Jowhar.

 

Cali Cabdi Cali (Suxeyfa)

alisuheifa@hotmail.com

alisuheifa@yahoo.com

Waayaha,Baydhabo,Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xildhibaanada DKMG ee ku sugan Jowhar oo maanta gaaray magaalada Baydhabo

 

Feb.24.2006 Radiofreesomalia

 

Xildhibaanada Baarlamanka ee ku sugan magaalada Jowhar ayaa saakay ku sii jeeda magaalada Baydhabo oo ay ku sugan yihiin inta badan Xildhibaanada isku diyaarinaya kulankii ugu horeeyay oo Baarlamanka FS uu ku yeesho gudaha wadanka Somalia.

 

Socdaalka Xubnaha Baarlamanka ee ku sugan magaalada Jowhar ay saakay u qalab qaateen in ay ku aadaan magaalaada Baydhabo oo inta badan ay ku sugan yihiin xubnaha Baarlamanaka Somalia oo saxaafada u sheegay Xildhibaan Axmed Xaashi Maxamuud in socdaalkooda Baydhabo iyo sida ay u daneynayaan in uu noqdo mid soo afjara khilaafkii la haray dowladii Somalia.

 

"Kalfadhiga Baydhabo waa Fursad mar kale Bulshada inagu eegeyso" ayuu yiri Xildhibaan Axmed Xaahsi oo ka mid ah mudanayaasha ku sugan magaalada Jowhar, isagoo tilmaamay in khilaafkooda hadii ay ku xalin waayaan kulankaasi loo baahan yahay in umaddu ay ka tashato.

 

Xildhibaanka waxa uu sheegay in khilaafka soo kala dhex galay dowladda ee kala geeyay magaalooyinka Jowhar iyo Muqdisho uu qatar galiyay jiritaanka dowladda Somalia ee lagu soo dhisay dalka Kenya.

 

Xildhibaan Axmed xaashi waxa uu dhinaca kale Cambaareeyay xubnaha dowlada FS ka tirsan ee ku lug leh dagaaladii ka dhacay dhowaan magaalada Muqdisho, isagoo tilmaamay in ay tahay nasiib darro 15 sano ka dib in Somalia ay u tafo xeydato dagaalo in ay dib ugu laabato, taasina ay wadaan dad dowladda ka tirsan oo qeyb ka ah dagaaladaasi.

 

Horey ayaa xuibno ka tirsan dowladda waxa ay cambaareeyeen dagaalada ka dhacaya magaalada Muqdisho sida ay qeyb uga noqotey in ay ku lug yeeshaan xubno ka tirsan dowlada FS.

 

Xubnaha maanta ka baxaya magaalada Jowhar ayaa ka dhigeysa tiradii ugu badneyd ee xubnaha Baarlamanka ee tagaya magaalada Baydhabo.

 

 

Editorial@radiofreesomalia.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweyne Yuusuf iyo Ra'iisul wasaare Geeddi oo la filayo inay Berri gaaraan Baydhabo

Posted to the Web Feb 24, 07:54

 

 

Jowhar (PP) - Wararka ka imaanaya Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa daboolka ka qaadaya in Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Ra'iisul wasaarihiisa Prof. Cali Maxamed Geeddi ay tagaan Maalinta berri ah magaalada Baydhabo ee gobolka Bay oo uu axadda ka furmi doono kulanka Baarlamaanka.

 

Madaxweyne Yuusuf iyo Ra'iisul wasaare Geeddi ayaa safarkoodaan waxaa la sheegay inay ku wehlin doonaan xubno ka tirsan xildhibaanno iyo wasiirro ku sugan Jowhar, waxaana la sheegay inay kag duuli doonaan Jowhar diyaarad qaas ah, waxaana lagu wadaa in maanta gellinka dambe ay gaaraan ciidmo ilaalo u ah labdan mas'uul ee dowladda ugu sarreeya Baydhabo.

 

Wararka ka imaanaya Jowhar ayaa sheegaya in Madaxweynaha iyo Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya ay maalmo yar uun ku sugnaan doonaan Magaalada Baydhabo dabadeedna ay dib ugu soo laaban doonaan Jowhar, waxaana la sheegay inay halkaas ka sii wadi doonaan Howlaha dowladda Federaalka Soomaaliya.

 

Madaxwyne Yuusuf iyo Ra'iisul wasaare Geeddi ayaa fariisin ka dhigtay magaalada Jowhar markii ay dowladda Federaalka Soomaaliya oo muddo 8-bilood ah ku sugnayd Nairobi ay u soo guurtay dalka gudihiisa, lamana filayo sida ay wararku sheegayaan inay goob kale u wareegaan.

 

Labadan Mas'uul ayaa waxaa loogu diyaariyay Baydhabo laba guri oo ay dagaan, waxaana guryaha ay dagayaan looga diyaariyay xaruntii hore ee Shiirkolaha Baydhabo, iyadoo sidoo kalena halkaas fariisin looga diyaariyay ilaaladooda qaaska ah oo lagu wado inay maanta gaaraan Baydhabo.

 

Maxamed Xuseen Jimcaale (Jantiile)

Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu - Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha DFKMG ah oo saacado ka hor gaarey Baydhabo

 

Baydhabo- 25.February.2006 Madaxweynaha DFKMG ah ee Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed iyo wafdi kala duwan oo isugu jira golayaasha DFKMG ah

ayaa saacado ka hor waxay gaareen magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay.

 

Gudoomiyaha Baarlamanka KMG ah ee Soomaaliya, xildhibaano, Wasiiro iyo boqolaal dadweynaha magaalada Baydhabo ayaa si weyn ugu soo dhaweeyey C/laahi Yuusuf magaalada Baydhabo, waxaana Madaxweynuhu uu salaan sharaf ka qaatey cutubyo ka mid ah Ciidamada dalka Soomaaliya.

 

Madaxweynaha oo lagu wadey inay si wada jir ah u wada tagaan magaalada Baydhabo Ra'islawasaare Geedi ayaa la sheegay in taasi ay u dhici wayday ka dib markii uu dib u dhac ku yimid dhisme iyo dayactir lagu sameynayey hoyga Cali Max'ed Geedi uu ka degi lahaa magaalada Baydhabo, waxaana Ra'isalwasaaruhu uu ku harey magaalada Jowhar, iyadoo warar laga helay dad wargal ah ay sheegeen in maalinimada beri ah hiirta waaberi uu Ra'islawasaaruhu tagi doono magaalada Baydhabo.

 

Warar Dheeraad ah ka dheeraan SBC Online.

 

Maryan Saylac

SBC Baydhabo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this