Sign in to follow this  
Jacaylbaro

TFG oo la heshiisay Abuukar Cumar Caddaan

Recommended Posts

Mogadishu 25, March.07 ( Sh.M.Network) Kulan shalay magaalada Nairobi ku dhex maray xubno sar sare oo ka tirsan dowlada Kmg iyo Ganacsade xaaji abuukar Cumar cadaan ayaa labada dhinac uga wada hadlay sidii loo dhamayn laha Khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya Dowlada Kmg iyo Xaaji abuukar cadaan oo gacan saar dhaw la lahaa golihii maxaakiimta islaamka ee loo awood sheegtay.

 

Safiirka Dowlada Kmg ee dalka Kenya Maxamed Cali Ameerico oo u waramayay shabadda warbahinta shabelle ayaa sheegay in kulanka labada dhinac la isku afgartay in la iska Cafiyo waxyaabihii horey u dhacay.

 

Maxamed Cali Ameerico waxa uu sheegay in xaaji Abuukar cadaan uu aqbalay inuu la shaqeeyo Dowlada,sidoo kalena uu ka qeyb galo shirka dib’uheshiisiinta ee lagu qaban doono Magaalada Muqdisho.

 

Dowlada KMG waxaa Kulankaasi uga qeyb galay,raii’sulwasaare Geedi, gudoomiyaha baarlamanka Sheikh Aden Madoobe wasiir kuxigeenka gaashaandhiga Salaad Cali Jeelle iyo Hogaamiye Kooxeedka Maxamed Cumar xabeeb maxamed Dheere.

 

Ganacsade Xaaji Abuukar Cumar Cadaan ayaa ah Nin si weyn u taageeri jiray maxaakiimta islaamka,iyadoo Dowlada Kenya xabsiga U dhigtay xaajiga Markii uu ka tagay magaalada muqdisho oo Ciidamada Ethiopia ay soo galeen dalka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

LoooooooooL.....You are breaking the unwritten rules of SOL. You are only suppose to post clips of news that serves you, and makes others look bad.

 

And by that logic, one wonders what's in it for you.

 

 

Looks TFG Qabiilada xamar ee kala gadaneeye.

Share this post


Link to post
Share on other sites

kuwaas beri hore baa la kala gatay ,,, now wanna see what is remaining ?? :D:D

 

 

No, i aint that kind of person ,,,, is better to post all da news then put your own analysis ,,,, very simple ,,,,,, :D

 

Second ppl are mine but the country is not ,,,, so can be a neutral poster from both sides :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

kuwaas beri hore baa la kala gatay ,,, now wanna see what is remaining ?? :D:D

 

 

No, i aint that kind of person ,,,, is better to post all da news then put your own analysis ,,,, very simple ,,,,,, :D

 

Second, ppl are mine but the country is not ,,,, so can be a neutral poster from both sides :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

maxaad ka shakiday xabiibi ,,, :D

 

 

Coz u want me to side with one function ??? or u want me to abuse certain clans ??

 

Hell NO ,,,,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this