Sign in to follow this  
Juje

100's arrested and sent to Court in retribution to the Nairobi Friday Demos+ PICS

Recommended Posts

Juje   

Boqolaal Somali ah oo lagu maxkamadeynayo Nairobi

 

Boqolaal Somali ah oo xalay ilaa saakay laga qab-qabanayay magaalada Nairobi ayaa waxaa isla saakay la soo taagay maxkamad ku taal magaalada Nairobi taasoo lagu magacaabo Kibera Magistrates Court, waxaana maxkamadeyntani la xiriirtaa rabshadihii Jimcihi eynu soo dhaafnay ka dhacay caasimada dalkaasi taasoo ay ku dhinteen 2-ruux.

Inta badan Somalida maxkamada lasoo taagay oo aan wax lug ah ku laheyn rabshadahani ayaa waxaa lagu haystaa in ay sharci darro ku joogeen dalka Kenya.

Xildhibaanada iyo saraakiisha ka midka ah dadka xabsiyada loo taxaabay ayaa waxa ay kala yihiin Generaal Galaal, Xildh. Caasho iyo xildh. Aamina iyo kuwo kaloo badan.Sadex ka mid ah xildhibaanada ayaa la sii daayay kadib markii ay soo bandhigeen sharciga loogu ogolaaday in ay dalka ku joogaan.

Tirada guud ee dadka Somalida ah ee xabsiyada loo taxaabay xalay ilaa saakay ayaa lagu sheegay tiro kor u dhaafeysa 300 oo ruux.

Maxkamada ayaa wali u socota Somalida, waxaana la filayaa in qaar cusub maalmaha soo socda maxkamada lasoo taago.

 

somalimaxkamad.jpg

 

somalimaxkamad1.jpg

 

somalimaxkamad2.jpg

 

somalimaxkamad3.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Jacaylbaro:

I just can't stand the xildhibaanada part ,,,,

:D:D:D Loool

 

On much brighter side , I really loved the 'xildhibaan' arrest. I would have loved if they were held overnite.

:D:D

But on a serious note it is sad to see aged men and women, and many youngsters paying the price for ****** acts committed by few on Friday.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this