Sign in to follow this  
General Duke

An envoy from the World Bank visiting PUNTLAND

Recommended Posts

Bosaaso:Wafti ka socda Baanka Aduunka oo Puntland Booqanaya

- Monday, January 31, 2005 at 15:30

 

Bosaaso, 31.01.05 (AllPuntland) - Waraka naga soogarya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in duhurinmadii maanta halkaasi ay kasoo dageen wafdi heer sare ah oo kasocda Bangiga adduunka .

 

Waftiga ayaa waxaa ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso mas’uuliyiinh ay ka mid yihiin Wasiirka Kaluumaysiga & Dakadaha ee Puntland, Gudoomiyaha Gobolka Bari, Taliyaha Ciidanka Booliska & Duqa degmada.

 

Waftiga oo ka soo kici timay magaalada Nairobio ee dalka Kenya, soona maray Magaalada Hargaysa ayaa la sheegay in u jeedada safarkoodu yahay sidii ay ugu kuur gali lahaayeen dhinacyada dhaqaalaha & ganacsiga ee maamulada Puntland & Somaliland.

 

Socdaalka wafdigan ayaa sidoo kale la xiriira la socoshada xaaladda dadkii ku waxyeeloobay dhulgariirkii Tsunami ee sanadkii hore dabayaaqadiisii ku dhuftay wadamada kulaala Badweynta Hindiya.

 

Waftigan oo la dajiyay Hotel International Village ee magaalada Boosaaso ayaa la filayaa in ay kulamo la yeelan doonaan madax ka tirsan maamulka Puntland.

 

CCC Farayaamo

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
J.Lee   

Couldn't resist capitalizing all of PUNTLAND'S letters huh :D , I wonder why you left Somaliland out of the title? ah yet another wonder in the Cut and Paste thread of the politics section.

 

My somali isn't up to bar but what I got from the article is that he visted Somaliland and puntland and is to meet with their political figures to discuss what should be done about the effects of the Tsunami and he is staying in the International Village until a meeting can be arranged.

 

Anyway Mansha'allah for its a welcoming news.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Couldn't resist capitalizing all of PUNTLAND'S letters huh , I wonder why you left Somaliland out of

There was nothing sis. I just translated the title into English. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sky   

msword, you think international village is a town or something? alla gabadhaan qosol badanaa. stop being paranoid aight. it doesnt look good on a lady.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this