Sign in to follow this  
General Duke

Hundreds of Somali's demonstrate in South Africa

Recommended Posts

Boqolal ka tirsan Soomaalida ku nool South Africa oo oo maanta banaanbax cabasho ah dhigay.

 

March 06-2007-HornAfrik, Mogadishu

 

Maxamed Xuseen Xaaji Tahriib “South Africa”

 

 

Boqolal ka tirsan Soomaalida ku nool dalka South Africa ayaa maanta isugu soo baxay dibadbax ay kaga ashtakoonayeen dhibaatooyinka ay kooxaha hubeysan kula kacaan dadka Soomaaliyeed ee mehradaha ganacsi ku leh dalkaas.

 

Banaanbaxaas ayaa lagu muujinayey dhibaatooyinka lagu hayo Soomaalida ku nool dalka south africa, haddii ay ahaan laheyd dhaca dilka iyo boobka.

 

Mudaaharaadkaas ka soo qeybgalay Soomaali tiradooda gaareysa ilaa 450 qofood oo isugu jira Rag, Haween iyo Carruur.

 

Mudaaharaadkaas oo socod ahaa ayaa ka bilaawday masaajid weyn oo Soomaalida leedahay kaas oo lagu soo gabagabeeyey xafiiska duqa magaalada.

 

Soomaalida banaanbaxaysay ayaa boorarka ay siteen waxaa ku qornaa “ Waxaan u baahanahay nabad iyo cadaalad, waxaan u baahanahay xaquuqda aan leenahay iyo qoraalo kale oo ay ku muujinayeen baahidooda amni.

 

Banaanbaxyaasha ayaa markii ay tageen xafiiska duqa magaalada hortiisa dicomintiyadii cabashada ahaa ka guddoomay xogheyn ay soo wakiilatay duqa magaalada, waxaana dicumintiyadaas wareejiyey Guddoomiyaha jaaliyadaha Soomaalida south Africa.

 

Dadkii ka soo qeybgalay bananbaxaas ayaa shacuurtooda saaka ku muujiyey dhibaatooyinka lagu hayo dalka south africa waxa ayna sheegeen inay aad ugu xun yihiin sida loola dhaqmo Soomaalida halkaas ku nool.

 

Mudaaharaadkaas oo socday muddo saacado ah ayaa ku soo dhamaaday sidii loogu talagalay waana markii ugu horeysay oo gobolkaas uu ka dhaco mudaharaad nuucan oo kale ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

I agree. I wait a day that he becomes a critic against mistakes done Abdullahi and his Tigre crew. This is why I accuse him it is all about qabiil because certainly if it was out of principle he would have disagreed with them on one thing. I know he was Hus Aided's comment, just that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^I am not content with the western world I have been here more than 20 years and frankly would like my country to be normal. You on the other hand are wishing for more war, for example you want Yey & Hiiraales clans to fight, how would that help?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dude its somalis Vs Yey clan govt

kismayu is just one of the contested areas ;)

 

So how will be normality be regained when you try to exstinguish fire with gasoline?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by General Duke:

^^^I am not content with the western world I have been here more than 20 years and frankly would like my country to be normal. You on the other hand are wishing for more war, for example you want Yey & Hiiraales clans to fight, how would that help?

No wonder you don't know much about the situation on the ground. And all you hear and depend on is fadhi-ku-dirirka beesha@lol...Duke waloow ay ku tahay in lagaa dhigo afhayeenka ciidammada Ugandhana(illeen jagooyinkii kaloo dhanba waa ku dhaafeene) Soomaaliya tag oo Taangi haku dhex jirine intaad Soomaalida dhex-gashid reallity on the ground soo ogow and for once let your thinking based on principle not qabiil, cause qabiil waa kan maanta Soomaali sidaan u galay. And let me give you a brotherly advice, ku quuso kuwii kaa horreeyey ee qaaqleyaasha u ahaa ayaandarrooyinkii na soo maray.

 

the reason i chose qaaqle is, this is a new term lol..

 

QABQABLE IYO QAAQLE (kuwa meelahaan qiirada qabiilka uga qayliya)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

^^^I am not content with the western world I have been here more than 20 years and frankly would like my country to be normal.

Wishing you to spend the next twenty years in misery and total humiliations for you have chosen to believe in the lies of the enemy!

 

Now, speak for your Qabiil, not Somalia!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this