Sign in to follow this  
SOO MAAL

Dadweyne Fara badan iyo Siyaasiyiin haatan ku suga Garoonka Diyaaradaha ee Baydhabo

Recommended Posts

SOO MAAL   

{Baydhabo }Dad fara badan oo ka kala yimid nawaaxiga Magaalada Baydhabo ayaa haatan waxay ku sugan yihiin Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo, iyagoo daqiiqado kadib diyaar u ah inay soo dhaweeyan Wafdiga Madaxweynaha soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed.

 

Diyaaradda wado Wafdiga Madaxweynaha ayaa daqiiqado kadib ku fool leh Magaalada Baydhabo sida uu ii sheegay Guddoomiyaha Gobolka Baay Maxamed Cali Aadan (Qalane) oo haatan ku sugan Dhabaha diyaaradaha ee Baydhabo.

 

News Desk WidhWidh Online

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

Siyaasiyiinta iyo waxgarad ka soo jeeda Bay iyo Bakool oo ku sii qulqulaya Baydhabo .. 1/3/05

 

 

Iyadoo la filayo in weftigii madaxweynaha DFKMG iyo raiisul wasaaruhu ay ku soo foolleeyihiin magaalada Baydhabo ayaa waxaa isugu yimid magaaladas dhamaan siyaasiyiinta, golaha wasiirada ee goboladaas iyo odoyo dhaqameedyo ...

 

Waxaa hadda wada jooga magaalada baydhabo ragii ku hardamay xukunka magaaladaas oo ay ka mid yihiin sheekh aaden Madoobe, Xaabsade iyo Shaati Guduud.

 

Dhinaca kale qaar ka mid ah beelaha reer Baydhabo ayaa diidan in ciidamo safka hore ka socdaa ay yimaadaan wadanka. waxaana ka mid ah Xaabsade oo isagu ah wasiir ka tirsan DFKMG.

 

Dhinaca kale Baydhabo ayaa la filayaa in ay oqoto xarun ku meel gaadh ah oo ay dowladd fadhiisato inta laga dejinayao amaanka Muqdisho..

 

Nayroobi

Somalitribune.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

Dadweyne Fara badan iyo Siyaasiyiin haatan ku suga Garoonka Diyaaradaha ee Baydhabo

 

Dad fara badan oo ka kala yimid nawaaxiga Magaalada Baydhabo ayaa haatan waxay ku sugan yihiin Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo, iyagoo daqiiqado kadib diyaar u ah inay soo dhaweeyan Wafdiga Madaxweynaha soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed.

 

Diyaaradda wado Wafdiga Madaxweynaha ayaa daqiiqado kadib ku fool leh Magaalada Baydhabo sida uu ii sheegay Guddoomiyaha Gobolka Baay Maxamed Cali Aadan (Qalane) oo haatan ku sugan Dhabaha diyaaradaha ee Baydhabo.

 

Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com

Midnimo Information Center wararka@midnimo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this