Sign in to follow this  
Koora-Tuunshe

Shirkii Isimida ee ka dhacay Mogadisho

Recommended Posts

 

5419.jpg
Garaad Cabdilaahi Cali Ciid

 

 

Shir saxaafadeed ay qabteen odayaal dhaqameedka beelaha ******** ayaa waxaa uu ka dhacay magaalada Muqdisho kaasoo ay kaga hadleen qaabka golaha deegaanka magaalada Muqdisho. Waxaa goobtaasi ka hadlay Afayeenka Isimada beelaha ******** ee Garaad Cabdulaahi Cali Ciid, isagoo tibaaxay in maadaama gobolka Banaadir uu yahay caasimada Soomaaliyeed, golaha deegaankana ay ku haboontahay in umada Soomaaliyeed si cadaalad ah loosoo xulo. Isagoo sheegay in duqa magaalada markaasi lagu ixtiraamo dadka deegaanka markaas u badan.

 

Arrintan ayaa waxay noqotey hadal haynta ugu badan magaalada Muqdisho todobaadkan, hadana gilgilay magaalada Muqdisho isla markaaasina waxaa ka jawaabay odayaal dhaqameedka beelaha ******, sidoo kale maanta ayaa waxaa isna hadlay yuusuf siyaad Indha Cade oo u waramay idaacadaha magaalada Muqdisho, kuna sheegay Hadalkii Garaad Cabdulaahi Cali Ciid mid aysan beelaha ***** Aqbali doonin.

 

Sidoo kale kale waxaa arrintan ka hadlay qaar ka mid ah xildhibaano ka mid ah DF ee ku sugan Baydhabo badankoodna taageerey hadalkii Garaadka,
qaar ka mid ahna ku tilmaamay hadalkii Garaad Cabdulaahi Cali Ciid mid dhabar jab ku noqon kara siyaasadii Nuur Cade, oo rabay inuu beeleeyo caasimada magaalada Muqdisho,
iyadoo uu axdi qarameedku dhigayo in caasimadu leedahay xeer gooni ah.

 

 

Dhahar.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

^Oo waa xagee halkaasi, :D miisaankiina soo kefada la idiin ma saarin, miyaad saluugtay,lol

 

Qabyaalad Soomaali haday ka dhamaan waydey, Hadaa wax walba la rabaa in loo saaro 4.5,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this