Sign in to follow this  
Suldaanka

Master Artist

Recommended Posts

AYOUB   

S.jpg

 

"Sida aan filayo ama ay qireen Saxaafadii iga horeeysay kama dhicin tan oo kale Afrika ,waxaana lagu tilmaami karay horseedkii doorashooyinka madaxabanaan ee Afrika sidaana waxaan u leeyahay dalka Jabuuti ee deriska la ah Somaliland waa la ogaa sideey sanadkii dhawaa doorashadda uga dhacday,dadka siyaasadda u dhuun duleelo way qabaan in aqoonsigga Somaliland beesha Caalamka miiska ka saran yahay."

Dahir Abdule Alasow - Waagacusub Online reporter

 

 

.

dheere%20copy.jpg

 

 

 

Muddo laga joogo iminka 25 sanadood ayaa kaligii-taliyihii Siyaad Bare ee Somalia ka talin jiray uu ka khudbadeeye meel fagaare ah oo ku taalay Mogdishu oo lana odhan jiray Bulsho.

 

Khudbadii Siyaad ayaa waxa ku jiray hadalo dadkii dhegaysanaayey ay aad ugu qosleen..............

 

Hadaladaas ayaa ahaa
*Somaaliyeey, iimaanka alle ha idinka qaadee.....waan ogay waxa aa igu xamataan, kuwaas oo ah Odaygu waa kaligii Taliye Axmaq ah. Hadabda waxaan iidiin sheegayaa maanta, haddii aa kaligii-taliye ku maqsheen Somalia waxa kaligii-taliya ah Saajin Tuulo Joogo, Aniguna ma ihi Saajin Tuulo Jooga ee waxaan ah Madaxweyne dal ka taliya.

 

Nasiib darada cabdillahi Yussuf haysataa maanta ayaa ah Haad geed waayey uu si wanaagsan ugu dego, waayo waxa uu cabdillahi diiday in uu dego oo fadhiisin ka dhigto Mogdishu oo ay gacanta ku hayaan Qabqablayaal dagaal oo miciyaha u lisanaaya in uu mar uun u soo gancan galo Odaygu......

 

Waxa nasiib daro labaad noqotay ama laba jeer khasaar noqotay, isaga oo aan ka fogaan nimankii cadawgiisa ahaa, markii uu ku dhacay gacantii saajinkii dhegaha la'aa ee uu ka calaacalay Siyaad Bare 30 sano horteed.

Osman Abdillahi Sool - Freelance Journalist

 

 

:D .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this