Sign in to follow this  
General Duke

Nigerian officer arrives in Mogadishu

Recommended Posts

Sarkiil gaartey Muqdisho

20 Mar 20, 2008 - 9:10:39 AM

 

Toban ka tirsan ciidanka Nigeria ayaa gaarey maanta [March 19,2008] magaalada Muqdisho kuwaas oo indha-indheyn doona xaalada Somalia gaar ahaan magaalada madaxda.

 

Saraakiishan oo kulan la yeelatey dowlada Federalka iyo madaxda ciidamada AMISOM ka jooga Muqdisho ayaa la filayaa in ay go'aan ka gaaraan ciidamo dowlada Nigeria u soo direyso Somalia.

 

" Waftigaan saraakiisha ee ka socda ciidanka Nigeria ayaa hordhac u ah ciidamo wadankaas u soo dirayo Somalia" sidaas waxaa yiri sarkaal u hadley AMISOM kaas oo waqti cayiman bixin.

 

Wadamada Africa ayaa horey u balan qaadey ciidamo gaarya 8000 in ay u soo diri doonaan wadanka dagaalka diloodey kaas oo ku yaal geeska Africa.

 

Saraakishaan ayaa soo gaartey Muqdisho xili dagaal qaraar ka socda Muqdisho gaar ahaan suuqa Bakaaraha kaas oo u dhexeeya ciidanka dowlada iyo kooxaha ka soo horjeda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this