Sign in to follow this  
Cowke

Galmudug Party London. Video

Recommended Posts

Cowke   

This is a video of the galmudug party that happened in london, some familiar faces in that crowd lol.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

Lol, this is even worse than the OSF/ONLF 'shake ya booty' dhaanto.

 

To all the doqons & dhoocilo who were dancing the night away in that qabiil-fueled frenzy, I have some disquieting news(Thierry, pay attention, abti.):

 

Maleeshiyaadka Xisbul Islaam ayaa
tartiib tartiib isugu fidinaya deegaanada Gobolka Mudug
, kadib markii labo todobaad ka hor la wareegeen Degmada xeebta leh ee Xarar Dheere oo saldhig u aheyd Burcad Badeedka.

 

Xisbul Islaam ayaa maanta la wareegay Degmadii Labaad oo ka tirsan Mudug, kadib markii Maleeshiyaadkeeda ay si nabdoon ku galeen degmo lagu magacaabo Jowle oo ilaa 50KM u jirta Xarar Dheere.

La wareegitaanka Xisbul Islaam ayaa ka dhigan sidii ay
isugu fidin lahaayeen deegaanada Mudug oo idil
, waxaana haatan soconaya qorsheyaal ballaaran oo Kooxaha Mucaaradka ku doonayaan in ay
dhamaan Koofurta Soomaaliya oo dhan u qabsan lahaayeen

Maamul Galmudug oo ka taliya qeybo kooban oo K/Galkacyo ah ayaa ku yeeray wiishka, iyadoo Maamulkan haatan bilaabay abaabul iyo
isu habar wacasho
(
:D
) ku aadan sidii ay uga hortagi lahaayeen
daadka ku soo socda
.

And where is Fakhaamatul-Ra'iis, His Excellency Mudane Madaxweyne Colonel Caalin at this critical hour ? In London, with the Tol begging bowl in hand.

Tallaabada Xisbul Islaam u qaadeen la wareegitaanka degmadii labaad ee ka tirsan Gobolka Mudug ayaa ku soo beegmeysa,
xilli Horjoogaha Maamul Galmudug Col. Caalin uu ku sugan yahay Magaalada London

The Islamist tsunami fast approaches and it finna hit Gaalkacyo soon-tyme, inshallah.

Not looking good, fellas. Might wanna make that call to Addis and beg Aabo Zenaawi

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this