Sign in to follow this  
General Duke

Kismayu: TFG troops capture bandits in Juba's

Recommended Posts

Ciidamada ammaanka ee DFS oo Jubbooyinka ku qabqabtay burcad

 

Ciidamada ammaanka ee gobolka Jubbada Hoose ayaa gacanta ku dhigay shan nin oo jid gooyo ka samaystay tuulada Jannaay Cabdalle ee gobolka Jubbada Hoose, raggaas oo gaadiidka halkaasi kaga qaadi jirey lacago baad ah.

 

Shanta nin ee la qabqabtay ayaa loo soo gudbiyey oo haatan lagu hayaa saldhigga booliiska magaalada Kismaayo.

 

Raggan ayaa maalmihii la soo dhaafay deegaanka Jannaay Cabdalle ku rasaaseeyey baabuur xamuul ah oo ka yimid dhinaca dalka Kenya, waxana halkaas ku dhaawacmay wadihii baabuurkaas.

 

 

 

Leylka Shiikh Aadan

 

SBC Kismaayo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamada ammaanka ee DFS oo Jubbooyinka ku qabqabtay burcad

Last Updated::2007-04-02 21:25:42

 

Kismaayo:- Ciidamada ammaanka ee gobolka Jubbada Hoose ayaa gacanta ku dhigay shan nin oo jid gooyo ka samaystay tuulada Jannaay Cabdalle ee gobolka Jubbada Hoose, raggaas oo gaadiidka halkaasi kaga qaadi jirey lacago baad ah.

Shanta nin ee la qabqabtay ayaa loo soo gudbiyey oo haatan lagu hayaa saldhigga booliiska magaalada Kismaayo.

 

Raggan ayaa maalmihii la soo dhaafay deegaanka Jannaay Cabdalle ku rasaaseeyey baabuur xamuul ah oo ka yimid dhinaca dalka Kenya, waxana halkaas ku dhaawacmay wadihii baabuurkaas.

 

Leylka Shiikh Aadan

SBC | HorseedNet

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kismaayo: Dowladda Federaalka KMG oo gacanta ku dhigtay Sarkaal sare oo ka tirsanaa Maxkamadihii laga awood roonaaday.

 

2. April 2007

 

Kismaayo:Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigtay sarkaal sare oo ka tirsanaa maxkamadihii Islaamiga ee laga awood roonaaday.

 

Taliyaha Guutada koowaad ee ciidamada dowlada KMG C/risaaq Afgaduud oo ku sugan gobolada Jubbooyinka ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada dowladda ay gacanta ku soo dhigeen xubin sare oo maxkamadaha ka tirsanaa isagoo ku dhuumaaleysanayey Kamsuuma.

 

C/risaaq Afgaduud waxaa kaloo intaa raaciyay in hub fara badan iyo walxaha qarxa ay la soo qabteen sarkaalkaasi oo uusan magacaabin, wuxuuna sheegay in ay jiraan dad kale oo ku dhuumaaleysanaya howdka gobolada Jubbooyinka.

 

"Waxaan qabanay sarkaal sare oo ka tirsanaa maxkamadaha iyo hubka wax lagu weeraro ee hoobiyayaasha iyo walxaha kale" ayuu yiri Col. C/risaaq Afgaduud oo intaa raaciyay in ay jiraan rag fara badan oo maxkamadihii ka haray oo weli ku dhuumaaleysanaya gobolada Jubbooyinka qaar kalena ay ka carareen iyagoo haatan ka qeyb qaadanaya dagaalada Muqdisho.

 

Lama oga sarkaalkan sare inuu ka mid yahay xubnaha ugu saree maxkamadaha Islaamiga iyo saraakiisha kale ee maxkamadaha in uu ka tirsan yahay.

 

Cali Muxiyaddiin Cali

AllPuntland, Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kismaayo: Maxkamadda Kismaayo oo xukun ku ridday rag eedaysanayaal ah.

 

1. april 2007

 

Kismaayo(AllPuntland)- Maxkamadda magaalada Kismaayo ayaa maanta xukun ku ridday laba nin oo lagu soo eedeeyay falal dhac iyo isbaaro ay u gaysteen gaadiidka ka baxa magaalada Kismaayo ee u socdaala Afmadow.

 

Kaaliyaha maxkamadda magaalada Kismayo C/raxmaan Haashim ayaa sheegay in labadan nin oo magacyadoodu kala yihiin Cabdulle Maxamed oo 30 jir ah iyo Aadan Maxamed Nuunoow oo 20 jir ah lagu xukumay min saddex sano oo xarig ah.

 

Kaaliyuhu wuxuu sheegay in xukunkan uu dhacay kadib markii maxkamaddu ay dhagaysatay caddaynta markhaatiyaal ku caddeeyay danbiga labadan nin ay galeen , markii la arkay qalabkii ay ku hawl galayeen oo ah qoryaha fud fudud waxaa loo cuskaday xeerka ciqaabta ee 484,waxayna maxkamaddu sidoo kale xukuuntay in qalabkii ay nimankan ku hawl galayeen lagala wareego

 

Laba nin oo kale ayaa la sheegay in wax danbi ah lagu waayay , wuxuuna kaaliyuhu sheegay in xabsiga laga sii dayn doono sida ugu dahqsaha badan.

 

Labada nin ee la xukumay ayaa in muddo ah la baadigoobayay waxaana laga soo qabtay bartamaha magaalada Kismaayo .

 

Waa xukunkii ugu horeeyay ee maxkamadda magaalada Kismaayo ay riddo tan iyo markii dawladda federaalku ay maamulka degmada iyo kan gobolka ka hir galisay magaaalada Kismaayo.

 

CCC Farayaam

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^A case of lost in desperation on your part is it not.

 

Xiin, the clan-millitia you was cheerleading for around SOL, have been defeated in Mogadishu..

 

Kismayu is doing well and more peacefull than anytime in recent memory, so is Baidoa, Beledweyne, Galkacyu and most of the country.

 

Insha Allah so will Mogadishu, after the Bakara Market gets weapons transfered..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xiin like always is a poor man's miss cleo (Miss cleo wasn't even good at making predictions, so that shows you were Xiin is at in the future telling business).

 

 

The TFG is smacking the Qaran-diids with no nonsense type behaviour.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by xiinfaniin:

A case of a rocking throne, is it not?

In what way? Maybe your sources are wrong, again. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xiin, is sounding desperate which was not his trait. He supported a clan movement which robbed his own family, we undertsand that the religious branding affected many. What I can not fathom is how he is still cheering for the movement when they have re branded back to the clan faction?

 

Sad really.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tahliil   

wow WAXAAS guul iga dheh ninbey meel ku qabsadeen, is that today's talking point???

 

The New Southeren Somali Darwiishes are well and stronger than anytime before and resisting against this occupation with help of their brothers everywhere in Somalia man...don't be fooled sir. You r, in all matter of importance, talking about the most trivial matters in the war game...in case you missed, people are actually dying for the cause by the dozens in Somali adna waxaad lasoo shirtagtay Nin beey beer agteed ku qabsadeen Amxaaro....see they r willing to pay the ultimate sacrifice for the cause.

 

This is somalia, belongs to Somalis and none bet AdeerKEEN Yeey the vampire got dealt the worst hand ever so far....even his masters and handlers are talking about the darndest way and place to dump him...he neither knows what to do now or where to go from here.... politics in Africa are harkaa labadiisa gelin...wallee munaafiq tanaa u dambeyn...Yeey the vampire Gamekiisii bey iminkana la cayaareen oo ka badiyeen....IF ONLY

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

General Duke-

 

If Xiin is supporting Maxkamadaha mabda'iyin, ideologically, then he should be applauded.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Ok you are not even putting up a good fight on SOL, a virtual world let alone the real one.

 

Kismayu, Baidoa, Mogadishu are all in the hands of the TFG, even the tough hoods in Xamar have fallen, keep talking and pretending thats all you are left with.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horn, there is no ICU, the clan courts have said they are nothing more than a clan movements. Hence the battle in Mogadishu was led by the Guriceel junta and thier supporters.. In the name of clan as Ahmed Diriye has said..

 

Thus Xiin and anyone else who continues to go along with this group, should be ashamed..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horn, and you are back! Perhaps to celebrate for uncle Hiiraale can now come out from hiding and claim his post?

 

Duke, lets leave at aa la tahay comment, shall we?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this