Sign in to follow this  
General Duke

Pro court website: more fighters defect from Alfurqan to A/Qaybdeed..

Recommended Posts

Ciidamadii ugu tirada badnaa ee Maxkamada Al-Furqaan oo ku biiray ciidamada Col Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid ku waas oo isaga Huleelay aaga hore ee Galinsoor.

 

source

Hobyonet. Muqdisho. Isniin,Okt 16,2006

 

Ciidamada Midawga Maxaakiimta ayaa inta badan waxay halkaas kala kulmeen cabsi & Wal wal kadib markii ay isku soo dhawaadeen labada ciidaniyada oo dhulkaas uu horay u ahaan jiray dhul colaadeed.

 

 

30kii maalin ee ugu danbeeysay ayay ciidamada maxaakiimtu raxan raxan isugu dhiibayeen ciidamada uu horkacayo Col Cabdi Qaybiid oo ah nin ay maxaakiimta isku hor imaad ku dhaxmaray magaalada Muqdisho.

 

 

Arinta Ciidamada Maxaakiimta ayaa keentay in Gawaaria dagaalka laga dhigo dhamaan darawaladii Maxkamada Al-Furqaan kadib markii amar ka soo baxay Afhayeenka Maxaakiimta u qaabil san Gobalada dhaxe.

 

Sidoo kale Ciidan ugu badan ee uu horkacayo Col Qaybdiid ayaa ah kuwo horay warqada waaranta looga jaray Magaalada Muqdisho iyaga oo eersaday habdhaqanka Maxkamada Al-furqaan oo ayadu Haybta ay kasoo jeeda culees ku saartay in ay isaga baxaan Magaalada muqdisho wixii aan raacsaneen Maxakamadaas.

 

 

Mar aan wax ka waydiiyay arimahaas ayuu mas uul sare oo ka gaabsaday magaciisa kana tirsan Maxkamada Al-furqaan ii sheegay in culees ay kala kulmeen shaqsiyaad laga masaafiriyay magaalada Muqdisho ayna ku waayeen taageeradii Jaaliyada beesha.... ee Yurub.

 

M.M Ali

Saxafi Madaxbanaan

Muqdisho Somali

 

Halkaan ka aqri wararkii HobyoNet ee ku saabsan ciidamada isku dhiibay Col Qaybdiid.(riix)

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^lol.I doubt it, for what reason, he must have given them some cash,but then again the man himself is broke as(should I say)---lol.Anyways, he went to Galkcayo earlier si uu usoo baadho jeebadaha ciyaalka,laakin I doubt some sane guy would go back and go down with this low creature.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^No the millitia who defected are from his sub-clan. He has been a popular figure among his clan for more than a decade. Remember it was hs men who fought the US in the Black Hawk down incident.

 

He is in his home turf and his subclan is the largest and most well armed in that area..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

pure genius

 

they let a few dozen infiltrate the camps and this is the result

 

 

A large number of Abdi Qeydid’s militiamen unite with Islamic Courts

 

Aweys Osman Yusuf

 

Mogadishu 30, Oct.06 ( Sh.M.Network) Nearly 100 militiamen armed with small arms and accompanied by five battlewagons have defected from warlord col. Abdi Qeybdid, joining the Union of Islamic Courts fighters in Adado, Mudug province central Somalia.

 

Ali Abdulle Ahmed, an Islamic officer, has told Shabelle Radio in Mogadishu that number of militias and 5 battlewagons that broke away from Col. Abdi Qeybdid, one of the defeated warlords, have united with the Islamists who administer most central strategic areas in Somalia.

 

Ali has also pointed out that they are in process of convincing other militiamen loyal to Qeybdid to desert and join the Courts.

 

Abdi Qeydid was the last warlord and member of the defeated anti-terror alliance evicted from the capital Mogadishu early June this year when the Union of Islamic Courts vehemently expanded their powers throughout central and southern parts of the country.

 

Abdi Qeybdid could not be reached for comments over his militias that defected and joined the powerful Islamists.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Hobyo, 30-October-06 ( Qaadisiya.com) Maleeshiyaad 80 ruux kor u dhaafaya oo kaxeysanaya ilaa 6 gaari oo kuwa dagaalka ayaa ka soo baxsaday hogaamiye kooxeedka Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid, waxa ayna maleeshiyaadkaasi u soo goosteen dhinaca goobaha ay ka taliyaan golaha maxkamadaha islaamiga Soomaaliyeed.

 

Maleeshiyaadkan wata gaadiidka dagaalka ee ka soo goostay kuwa dagaalka ayaa timid kadib markii masuuliyiinta golaha maxkamadaha islaamiga ay ka dhaadhiciyeen in ay isaga soo tagaan qab qablahaasi, kuna soo biiraan ciidamada maxkamadaha islaamiga ee difaacaya diinta iyo dalka.

 

Afhayeenka maxkamadaha islaamiga ee gobollada dhexe Sheekh Maxamed Maxamud Jimcaale Cagaweyne ayaa u xaqiijiyay Shabakadda Islaamiga ah ee Qaadisiya in ciidamada ka soo goostay Cabdi Qeybdiid ay gaareen degmada Hobyo ee gobolka Mudug.

 

Waxa uuna intaa ku daray in ciidamadaasi dhaqan celin loo sameyn doono si ay ugu biiraan ciidamada maxkamadaha islaamiga,isagoo tilmaamay in Cabdi Qeybdiid ay u dhamaatay maadaama maleeshiyaadkiisa ay isaga soo tagayaan.

 

Soo baxsashada maleeshiyaadkan ayaa dhabar jab weyn ku ah cadawga Tikreega iyo qab qablayaasha uu soo hubeynayo si mar kale xiisad colaadeed looga abuuro wadanka Soomaaliya oo haatan nabad iyo amni ay ku soo dabaaleen golaha maxkamadaha islaamiga Soomaaliyeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

and the courts will deal with him accordingly.

 

ps are you denying the defections cause the news i read on shabellenews is usually reported by other media outlets a few hrs later

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

A-Qeybdiid and some of his clansmen cannot let go old days of ISbaaro dhigasho and keeping hostage of the Somali people.

 

Hobyo net was always pro-clan website. And one can notice how they cheerlead the so called mini-state of GalMudug and the criminal/warlord A-Qeybdiid.

 

imageI1F.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^A/qaybdeed is strong in his turf, even in Moigadishu he fought for 2 days and left the city all the way to Baidoa.

 

Shabbele and Qadsiye are both owned by the clan that is central to the clan courts. We have learned not to trust them that much.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

^Don't wooory dukkeey, Yeey will oneee days sit the city above as the great leader of the gratefull Somaali people. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Insha Allah, but for me its not about one man, but a comprehensive peace for all. End to occupation, paranoi and pretences..

 

Also, that city, the old pic of the late 80's. I want Mogadishu to be better and for Kismayu, Galkacyu, Marka, Hargaysa, Bossaso, Baidoa to become better than that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

General you must support the wadaado if ones wish is to become a reality.

 

Allahs victory with the honorable Sheik Abdiallahi Yusuf

 

and for the muqadisho people let prayer for the victory of your wadaado

 

SHeik Geedi

sheik maxamed Dheere

sheik abdiqaydiid

 

and for gedo Sheik barre will do.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

^^Midkan Raadmir maxaa aqli ku jira...se camal sxb, waxa istiri miya nimankan wadada waxay ku guleysanayaan Sheikh iyo Abu ee la wada baxeen...mugasa adna kuwi Baydhaba naxdiinta la fadhiyay aad 'Sheikh' ka wada sintey.

Shax shax widayo saas aa laga raba.

Share this post


Link to post
Share on other sites

JUje please let me come down to ur leave for a breif moment. open ur ears and listen up closly. If ina hasan is a Sheik so is MAxamed Dheer if inda adde is anything close to a wadad then abdi qeyqeydiid is muufti.

 

And we have all ways known that Sheik Abdiallahi is sheik of all of them. They learned from him.

hassan aweys and the rest of the United southern courts look up to wadadaka joogah Baydabo.

 

Let them attack baydabo so that malaclin can crack the wipe. And teach them a few lessons or two because they still not done with duksii.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this