Sign in to follow this  
General Duke

PM Omar Abdirashid the Garowe Grand National Peace conference?

Recommended Posts

R/wasaare Cumar oo ka shaqeynaya in dib loo dhigo afti loo qaado dastuurka cusub iyo shir - weyne ka dhacaya Garowe

 

Muqdisho, Soomaaliya (Calanka.com) - 14-Sebtember-2010

 

Khilaafka ka dhex aloolsan xubnaha baarlamaanka ee salka ku haya dastuurka qabyo qoraalka ah ee la doonayo in dalka laga hirgiliyo ayaa cirka isku sii shareereya .

 

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke ayaa Qaramada Midoobay u gudbiyay qoraal hindiso ah oo uu ku sheegay in dib loo dhigo in dastuurka shacabka afti looga qaado.

 

Waxa uu mar-marsiyo uga dhigay in daruufaha amaan ee jira wiiqeyso dadaaladasi.

 

Fariinta uu Qaramada Midoobay gaarsiiyay Mr. Sharma'arke ayuu ku codsaday in Qaramada Midobay taagerto Shir qaran oo qeybaha Soomaalida isugu timaado .

 

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in shirkaasi ka dhacayo magaalada Garowe ayna ka qeyb galayaan ilaa 3000 oo ergo oo qeybaha Soomaalida ka socda kuwasi oo u codeynaya dastuurka halka dadka afti la so dhex dhigi lahaa.

 

Nayrobi ayuu olole xooggan ka wadaa ra`iisul wasaaraha kuwaasi oo uu xildhibaano ku raadsanayo si ay u taageeraan qorshaha uu wado, halka qaar kale oo tagersan isaga Muqudisho gaarayaan si ay u wiiqaan isku day waliba oo lagu doonayo in xukumadiisa lagu rido .

 

Dastuurkan cusub ayaa kala dheereeyay labada mas'uul ee dalka ugu sareysa kuwaasoo kala ah m/weyne Sharif iyo r/wasaare Sharma'arke, mana ahan khilaafkooda mid qarsoon .

 

Maryama(umu shureem)

Seymuun@yahoo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

There is a rumor that PM Omar Abdirashid is working to convince key members of the international community who have sway over the Somali political affairs and based in Nairobi to convene a national peace conference in the peaceful city of Garowe capital of Puntland. The participants will number around 3000 persons representing the Somali nation as a whole. The conference will vote on the new constitution and lead to the first national government of Somalia to be inaugurated in Somali soil.

The article above also highlights the fear some quarters have notably the isolated TFG President Sharif Hotel and some of his clans men unable to move out of their fox holes in Villa Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lol. I am not sure if this is even true, but it would be a good step in the right direction.

 

Oh and everyone would come, Garowe is not under siege and its not a secessionist enclave. Its a peaceful abd fast developing Somali city.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Timur   

I see. I've always believed that having the government based in a small well-defended town is better than having it based in the chaotic capital where they are an ant on the map. You only need to compare A/Yusuf's government to this rotten one.

 

But I also do not want bad elements to unpack and make their bed in Garowe. I think Galkacyo would be a better fit since it has security and is influenced by Puntland but especially that its already a tough city and can deal with the blows of conflict if it comes down to it.

 

The next seat of government should be Galkacyo, I don't know if reer Puntland want to bring all the garbage of the TFG to their capital.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Adeer. Galkacyu, Garowe, Carmo, Qardho any one of these and many others could serve as the national capital. But Garowe is a good choice above all.

 

Anyhow this rumor has every rattled.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sharma’arke oo xildhibaanada iyo wasiirada ugu baaqay in ay khilaafka xaliyaan.

 

Muqdisho (Sh. M. Network) Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo maanta si deg deg ah dib ugu soo laabtay Muqdisho ayaa kulan Xarunta Madaxtooyada waxaa uu kula qaatay xubno ka tirsan golaha wasiirada iyo xildhibaanada Barlamanka KMG.

 

Cumar C/rashiid Cali Ra’iisul wasaaraha Xukuumada KMG Soomaaliya waxaa uu intii kulankaasi uu socday uu soo hadal qaaday khilaafka kala dhaxeeya Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya iyo muushinka ay ka keenaan mudanayaasha Barlamanka KMG Soomaaliya, waxaana uu sheegay in xiligaani aan loo baahneyn in ay is qab qasadaan madaxda dowladda xili dowladda KMG Soomaaliya ay wajaheyso dagaalo ay ku hayaan xoogaga hubaysan ee ka soo horjeeda.

 

Ra’iisul wasaaraha ayaa xildhibaanadii iyo Wasiiradii kulanka ka soo qeyb galay waxaa uu ugu baaqay inay u istaagaan oo ay dhexda u xirtaan sidii ay u xalin lahaayeen khilaafka ka dhex jira isaga iyo madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya ee maalinba maalinta ka dambeysa sii xoogeysaneysa.

 

Mr Sharma’arke ayaa soo hadal qaaday talaabooyin uu sheegay in ay haatan meel wanaagsan marayaan kuwaasi oo wax looga qabanayo amaanka dalka Soomaaliya, waxaana sidaasi darteed xildhibaanada barlamanka uu kula taliyay inay xiliyaan waxyaabah ka qaldan masuuliyiinrta dowladda KMG Soomaaliya.

 

Imaanshiyaha deg deg ah ee Ra’iisul wasaare Sharma’arke uu ku yimid Magaalada Muqdisho iyo baaqaan ku aadan dhex dhexaadinta isaga iyo Madaxweyne Shariif ayaa imaanaya xili maanta uu baaqday kulan mudanayaasha Barlamanku ay ku yeelan rabeen magaalada Muqdisho taasoo lagu waday in lagu horkeeno Xukuumada KMG Soomaaliya walow arinkaasi uu kasoo horjeestay Ra’iisul wasaare Sharma’arke.

 

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

 

NALA SOO XARIIR Webmaster@shabelle.netThis e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this