Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Hizbul Islam Meets Alshabaab

Recommended Posts

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdishu waxay sheegayaan in shalay fiidkii ay kulmeen madax sare oo ka tirsan ururrada Xisbul Islaam iyo Al-Shabab iyagoo ka wada hadlay xallinta khilaafadka ka dhashay gacan-ku-haynta magaalada Kismaayo.

 

Wararka qaar ayaa sheegaya in kulanka madaxda kulantay ay kala hoggaaminayeen guddoomiyaha ururka Xisbul Islam Sheekh Xasan Daahir Aweys iyo Sheekh Mukhtaar Roobow “Abu Mansuur”. Warar kale oo ana wlei si madaxbannaan loo xaqiijinna waxay sheegayaan in kualnka uu joogay Madaxa ururka Al-Shabab Axmed Cabdi Godane “Abu Zubayr”.

 

Warar aynu ka helany ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in kulanka ay codsadeen dhinaca Al-Shabab oo la sheegay inay ka kululaadeen go’aankii adkaa ee hogganaka sare ee ururka Xisbul Islaam uu ka qaatay khilaafka Kismayao kaasi oo ay ku tilmaameen inuu ka dhigan yahay dagaal algu soo qaaday Xisbul Islaam.

 

Ilaa hadda ma cadda in heshiis laga gaaray xaaladda Kismayao; iyadoo dhinacyadii ku dagaalamayna laga cabsi qabo inay mar kale isku dhacaan.

 

 

Source: VOA

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wararka qaar ayaa sheegaya in kulanka madaxda kulantay ay kala hoggaaminayeen guddoomiyaha ururka Xisbul Islam Sheekh Xasan Daahir Aweys iyo Sheekh Mukhtaar Roobow “Abu Mansuur”. Warar kale oo ana wlei si madaxbannaan loo xaqiijinna waxay sheegayaan in kualnka uu joogay Madaxa ururka Al-Shabab Axmed Cabdi Godane “Abu Zubayr”.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this