Sign in to follow this  
Mr. Somalia

Xabaalaha Khawaarijta (Religious deviants, let this be a lesson to y'all)

Recommended Posts

LINK (Warning: Very Graphic pictures of the defeat of the deviant cult(Al Shabab) in Dhuusamareeb

 

Ruuxi dhib wadaa markasta dhib buu ku dambeeyaa. Tuusaale waxaa idinku filan jabkii khawaariijta AL Shabab uga dhacay magaalada Dhuusamareeb ee gobolada dhexe.

 

Waxaan aad uga helay, sida baabuurkii uu doraato ku dhoolatusanay Xamar(Abu Munaafiq Roobow) inuu maanta wadaadii Ahlu Sunna Wa Jameeca ey kaga qabsadeen dagaalkii lagu jabiyey khwaariijta Al Shabab. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this