Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland Gov. Suspended Ethiopian Airlines

Recommended Posts

Regarding the issue on who was first to dismiss the other;
my impression
from BBC radio and from the article at Somaliweyn.com

That is a relief ,,,,,,,, it is an impression which can be right or wrong

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Ah, somaliweyne.com

 

I also happen to know so and so who works at such a place and is in with the authorities who also has a cousin in Mongolia who says SOL is for Chinese people and I dont believe him one bit!

 

I sense 'lets have a pop at anything SL' in your posts. No back-up required.

 

Hows that for being articulate?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Well, you obviously havent read my previous pro-SL posts here at SOL and are unaware of my neutral stand concerning the Somaliland independency case.

 

Hows that for being articulate?

Yes, your ******* humor is very entertaining albeit a bit ******* for a man of your age.

 

[ June 18, 2007, 12:25 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

LoL at neutral stance.

 

Infantile rhetoric is reserved for a few erm well erm ******.

 

*fill in the blanks*

 

[ June 18, 2007, 12:25 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Gordon Gekko:

This thread should be merged with the other thread were Riyaale is getting searched.

And I wanted to believe you were neutral.. :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

^^No saxib. I just happen to recognise nonesense posts when i see them. My responses are usually not sugar coated.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Juje:

quote:Originally posted by Gordon Gekko:

This thread should be merged with the other thread were Riyaale is getting searched.

And I wanted to believe you were neutral.. :confused:
hahahahaha ,,,,,,, you got him there :D

 

 

Gordon, sorry bro, your suggestion has been rejected ,,,,, but thnx for your concern

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xukumada Somaliland Talabaday Ka Qadey Ethiopian Airlines Waa Mid Waajiba oo La Ladaahey

 

 

qalinkii cabdiladiif wayrax warsame

 

waxa bar yahan dambe isa soo tarayay ceeb iyo yasitaan ay shirkada diyaarahada Ethiopian Airlines ay kula kacay madaxda qaran jamhuuriyada somaliland taas oo dhigtey shirkadan Ethiopian Airlines arin aan wali ka dhicin aduunkan aan ku noolahay taas oo ah in madaxweyne ka dhoofaya wadankiisi ay isku daydo inay baadho shirkada ajanabi ah oo laga leeyahay wadan kale isaga oo ah masuulkii ugu sareeyay madaxda dawlada waxay arintani noqotay wax aad loola yabay oo aan hore udhicin tanoo kale hadaba manay ogayn shirkada Ethiopian Airlines in madaxweyne uu yahay shakhsigan ay doonayso inay baadhitaan ku samayso? ee aanu la sinayn dadka kale ee rakaabka ah ee la socda diyaarada islamarkanu uu yahay qofka u ogaladay inay somaliland isticmaasho madaradeeda sii yeyna sharcigay ay wadanka ku timado uu awoodna uleeyahay inuu kala noqon karo sharciga ay ku timado somaliland mar maha oo laba maha intay arinkan ku kacday shirkada diyaaradaha Ethiopian Airlines taas oo ay ugu dambaysay baadhitaankii ay isku dayay inay baadho 14 june gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland mudane cabdiraxmaan maxamed c/laahi (ciro) taas oo isagu ku adkaystay in aan la baadhi karin alaabtiisa madama uu ka dhoofayo wadankiisi islamarkan ay qasab ku noqotay shirkada Ethiopian Airlines ay iyadu tanasusho oo aanay baadhitaan ku samayn gudoomiyaha golaha wakiilada hadaba arintay talabada ah ee ay xukumada somaliland ka qaaday shirkada diyaaraha Ethiopian Airlines waa mid ku waajib ahayd in laga qaado bari hore islamarkan ay xukumada la daahday oo ay ahaydba inay talabadan oo kale ka qaado markii ugu horeysay ee ay ku kacday falkan xun taas oo hadii ay sidan ku siisocoto ay ku kici lahayd marka dambana inay jeebadaha madaxweynaha isku dayaan inay badhan arintan oo ah arin runtii aad uxun islamarkan ay yasitaani ku jirto .hadaba arintan oo anay marnaba xukumada somaliland aanay wax qalada aanay ugaysan shirkada diyaaradaha Ethiopian Airlines ee ay shirkadu iyadu keentay inay istaaagan duulimad yadii diyaaradu taas oo ethiopia dan aad ugu weyni ku jirto iyada markasta laba duulimad ku timada magalada hargeisa kana faaiida lacag aad ubadan ayay hadana noqon wayday mid danteeda garata iyadoo anay xukumada Ethiopia anay arinka wax luga ku lahayn ee ah tahay mid ugaara masuuliyiinta ka shaqeeya diyaarada oo kaliya islamarkan aanay wax dhibaata ah ku keenay xidhiidhkii ka dhaxeeyay xukumada somaliland iyo dawlada ethiopia

 

cabdiladiif wayrax warsame

Share this post


Link to post
Share on other sites

XUKUUMADA SOMALILAND OO JOOJISAY ETHIOPIAN AIRLINE

 

 

 

 

 

Xukuumada Somaliland ayaa joojisay duulimaadyada Ethiopian airlines ay ku iman jirtay Somaliland sidaana waxa sheegay wasiirka duulista hawada iyo circa

 

 

 

Mr waran cade ayaa warbaahinta u sheegay inay xukuumadu ka cadhootay ka dib markii ay Ethiopian airline isku dayday inay baadho gudoomiyaha baarlamaanka Somaliland iyada oo uu guddoomiyuhu ku gacan saydhay in la baadho iyada oo ay dhawaan diyaarada itoobiya ay baadhay waftigii madexweynaha Somaliland.

 

 

 

 

 

Wasiirku wuxuu sheegay inay maanta joojiyeen laba duulimaad oo ay ku iman lahayd Somaliland, Ethiopian airline oo wiigi timaada shan duulimaad somaliland.

 

Ethiopian airline oo hada bilowday inay baadho madexda qaranka oo ay sharaftooda meel kaga dhacdo ayaa hada wasaarada duulistu ay ka qaaday talaaabadii ku haboonayd..

 

 

 

Lasoco Sooyaal.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this