Sign in to follow this  
General Duke

Major Clan of Banadir, Middle Shabbele support lifting arms embargo....

Recommended Posts

RedSea   

^waar ninkan waxaa layidhaa Gen.Duke,intaa yar buu wax naf ka dhigtaa, ee maad iskaga daysid ha iska watee.

 

Haye Duke,what did the clan courts say today,those darn courts mess something up everyday maahoo.

 

p.s do you Jay operate three website or you just saying that?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

War bal uu kadsha, maxaad Jeneralka ku heysataan? He is referring to a website that is reporting a that a major clan in Mogadishu supports the lifting of the embargo. Now if you guys are saying that that is a lie and theJenerale is misquoting, then am afraid you have the same disease as him. Cause in simple words it is true, the major clan of Banadir does not support the ICU.

Now however much 'we' support the ICU we have to accept the opposition against us exists, unless you want to be blind like the Jenerale and adeerkis.

The mentioned clan in Mogadushu..wey shirben maliin dhaweyd waxay yirahdeen...

"Jaano jebka C**R ku jirta jub ku dheh adiga"

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Beesha Mudulood oo si weyn u beenisay war been abuur ah oo dhowaan lagu soo daabacay website-yada qaar.

 

 

Muqdisho, 06-December-06 ( Qaadisiya.com) Waxgaradka iyo Aqoonyahannada Beesha Mudulood oo horey loo shaaciyay in ay taageerayaan qaadista Cunaqabateynta Hubka ee Saaran Soomaaliya ayaa waxaa durba arrintaasi jawaabteeda kasoo yeertay Odayaadha, Waxgaradka, Dhalinyarada iyo Culumaa'udiinka Beesha Mudulood oo sheegay in laga been Abuurtay oo Warka laga baafiyay uu ahaa mid aanan sal iyo raad laheyn isla markaana kulanka lasheegay in lagu taagreerayay Qaadista Cunaqabateynta Hubka ee Saaran Soomaaliya uusanba jirin Arrintasi.

 

Hadaba Beesha Mudulood ayaa waxa ay arrintaasi kasoo saareen Warsaxaafadeed iyadoo Warsaxaafadeedkaasina lasoo gaarsiiyay Xafiiska Shabakadda Islaamiga ah ee Qaadisiya ay kuleedahay magaalada London, wuxuuna u qornaa Warsaxaafadeedka Sida tan :-

 

Jawaab Celinta Si xun u isticmaalka magaca beesha mudulood.

 

Salaama caleykum Waraxmatulaahi Wabarakaatuhu

 

Walaalyaal waxaa fiican marka wax la qoraayo in laga fiirsad oo waliba xitaa hadaanan runta la sheegeyn in loo dhowaado, maxaa yeelay raggan shirka qabsaday ee waliba adeegsaday magac aad iyo aad u ballaaran oo la yiraahdo beesha Mudulood iney taageersan tahay in cunaqabateyta hubka laga qaado Soomaaliya.

 

Waxaan dhihi lahayn dhamaan dadka magacyadooda meesha ku soo qoray ma tihiin kuwa metela beesha aad magaceeda sida xun u adeegsateen.

 

Waxay beesha Mudulood u sheegeysaa dhamaan umada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogtaba iney beesha Mudulood marnaba raali ka ahayn kana noqon doonin wax lagu boqna goynaayo umadda Soomaaliyeed ee muslimka ah kaasoo ah in Cunaqabateyta hubka laga qaado Soomaaliya, waxayna ka soo horjeeda qaraarka qabyada ah ee ka soo yeeray dowlada mareykanka iyo taageerayaasheeda dabadhilifka u ah,

 

Wax kale oo ay beeshu ka soo horjeedaa taageeradan been abuuka ah ee lagu qorey websiteka Mareeg.com maalintii ay taariikhdu ahayd 04/12/2006 waxaana leenahay taageeradaasi waa mid fikirkooda ku kooban inta magacyadooda meesha ku soo qortay.

 

Beesha Mudulood waxay sifowday meel kasta oo ay joogto iney diyaar iyo waliba hormuud u noqoto xal u helida Wadakan Soomaaliyeed ee lix iyo tobanka sano iyo ka badanba ay dhibaatooyinka kala duwani soo mareen.

 

Waxaan u soo jeedineynaa dhamaan umada soomaaliyeed inta lagu mashquulaayo taageerida majoxaabinta umada soomaaliyeed in lagu mashquulo dadka soomaalieed ee fatahaadaha wabiyada shabeele iyo Juba oo ay waliba ugu darsameen roobabka mahiigaanka ah ee halakeeyey Xoolo, Beero, iyo Waliba dadkii lagana cabsi qabo iney cudurro ka dilaacaan meelaha ay fatahaaduhu ka dheceel.

 

Waxaa baaqan jawaabta ah sixiixay dadkan hoos ku qoran

 

1 Sheekh Daahir Nuur Cali

2 Sheekh Yaasiin Axmed Gaashaan

3 Sheekh Cabdiraxmaan Macalin (Garweyne)

4 Sheekh Cabdiraxmaan Xasan Jimcaale

5 Sheekh Soomane

6 Sheekh Muuse Cabdulle

7 Shiikha Muudey Gacal

8 Prof. Cabduqaadir Ruumi

9 Prof. Aweys Cumar Maxamud

10 Dr. Ismaaciil Jimcaale

11 Dr Maxamed Cismaan

12 Inj Siyaad Barre Nuur

13 Col. Abuukar Cali

14 Ciise Maxamuud Samow

15 Xasan Cabdirisaaq (Boolis)

16 Cali Xaaji Maxamed

17 Macalin Daahir Macalin Cali

18 Maxamed Siciid Gaaboow

19 Xaashi Nuur Jaamoow

20 Cabdulahi Gacal Daakul

21 Maxamed Barre Cali

22 Cabdi Cali Maxamed (Bile)

23 Cali Xasan (Cali Jebaaye)

24 Xaaji Mocow Cumar Maxamed

25 Muuse Cabdi Maxamud

26 Cabdulahi Macalin Xasan (Carab)

27 Cumar Cali Shaambi

28 Muxudin Salaad Cosoble

29 Cabdi Muxudin Cali (Cabdi Faaney)

30 Cabdulahi Abuukar Xasan (Cabdulahi Seed)

31 Muuse Carraale Cali

32 Muxudin Iimaan Axmed

33 Aweys Maxamud Hilowle

34 Carafaat Maxamud Sebriye

35 Cabdisalaan Maxamud Xuseen (Shongolow)

36 Cabduqadir Xuseen Guutaale

37 Cabdi Cabdulahi Maxamed

38 Ciiley Maxamed Sebriye

39 Maxamed Cusman Maxamed (Ceynte)

40 Ciise Cibaar Cisman

41 Maxamud Cibaar Dhegey

42 Maxamed Nuur Siyaad

43 Axmed Cabdikariin Cali (Gabeyre)

44 Cabdulahi Xasan Macalin (Gacamey)

45 Cabdulahi Cabdulahi Cabdi Cilmi (Xidig)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this