Sign in to follow this  
me

SNM militia's murder civilians in Laas Caanood

Recommended Posts

me   

Maleeshiyada Riyaale oo dad shacab ah ku leysay duleedka Laascaanood hantidey wateena ka dhacay

 

Picture

 

Picture 2

 

 

Laascaanood January 16, 2008

 

Abaara 10:30 fiidnimo ee xalay ayaa ay maleshiyada Riyaale ee jidgooyada dhigatay duleedka Bari ee magaalada Laascaanood waxaa ay weerar gaadma ah ku qaadeen gaadhi rakaab ah oo ka yimid magaalada Galkacyo ee gobolka Mudug kuna socday magaalada Laascaanood

 

Gaadhiga oo noociisu ahaa Mark II ayaa waxaa rasaas ooda kaga qaaday Maleeshioyaadsi ka dibna baartay gaadhiga iyaga oo ka qaatay wixii hanti ahayd ee ay wateen rakaabkii saarnaa gaadhiga.

 

Weerarkaasi fool xumada ah ee ay shacabka kula kaceen maleeshiyaadka Riyaale ayaa waxaa ku dhintay qof rayid ah oo ka mid ahaa rakaabka gaadhiga saarnaa kaasoo meydkiisa uu ilaa haatan yaalo dhaqtarka weyn ee magaalada Laascaanood ka dib markii la waayay ehelada Marxuumka geeriyooday oo lagu magacaabi jiray Cumar Eelay kana soo jeeda Gobolada Baay iyo Bakool isagoo la xaqiijiyay in uu ka ganacsan jiray gobolada Mudug iyo Sool

 

.

 

Xargaga online oo ay u suura gashay in ay Meydka ku booqoto Cisbtalka ayaa soo xaqiijisay dhimashada Marxuumka geeriyooday.

 

Waresyi aanu la yeelanay darwalkii waday Gaadhiga oo uu dhalay Mid ka mid ah Isimada Gobolka Sool ayaa Xargaga u xaqiijiyay in uu aad ula yaabay weerarka fuleynimada ah ee ay kooxda Hargeysa ku qaaday gaadhi yar oo dad shacabi wataan isagoo intaa raaciyay in aysan ahayn markii u horeysay ee ay ku kacaan falkan oo kale hase ahaate caada ka dhigtay in ay gacan mariyaan rakaabka wadada joogta u isticmaala.

 

Ganacsatada u kala safarta gobolada Puntland gaar ahaan kuwa ka taga Laascaanood ayaa hada lacagaha ay ku safraan u adeegsada Xawilaadaha iyadoo waayadii hore ee uu dalku amaan ahaa isla markaana ay gawaadhida xamuulku sii qaadi jirtay lacagta ka dibna loogu soo bedeli jiray badeecadaha ay u baahan yihiin.

 

Maleeshiyada Riyaale ayaa tan iyo intii ay qabsadeen magaalada Laascaanood waxa ay fadhiisimo ka dhigteen wadooyinka soo gala magaalada Laascaanood iyadoo ay dad badani haatan bilaabeen in ay magaalada isaga baxaan ka dib markii uu gabaabsi ku yimid biyaha Xareeda ah ee laga keeni jiray Degaanka Kalabeydh ka dib markii ay maleeshiyada Riyaale dhac iyo handada joogta ah ku bilaabeen darawalada Booyadaha Biyaha Xareeda Keena ayaa ay booyadihii soo dhaamin jiray joojiyeen doonista biyaha sababa amaan daro .

 

Fahmo jaamac

 

Laascaanood Somalia

 

Fahmoj@live.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ very poor source

 

Dhaqan umalaha rer Somaliland in waxaas oo kale ku kacaan. You can accuse that of Puntland and the Warlords but not Somaliland.

 

As the old saying goes 'If it doesn't fit, you must acquit'. Kuwa dhaqanka waxaas uleh waa kuwa Boosaso dadka ku qafaasha ee hadhka cad Jailka dadka ku laaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Think about it, marka dagaalka lagaga adkaado kuwa Puntland ayaa waxa dhacda two things:

 

1. Puntland administration accuses of ICU and Alshabaab being behind it

2. Puntland supporting website all of a sudden report rapes, theft, killings of civilians and etc.

 

 

Somaliland was in the region for a long time. And all this time, people came to recognise Somaliland as a very professional (in Somali terms) army which keeps its distance from civilian affairs and in most cases engages in mediating and peace making efforts.

 

Again, Mr. "Me", 'If it doesn't fit, you must acquit'. I know you are very desperate as of recently. Xaalkaagu waa "Wixii aad ku ciil bixi kartaaba waa kuu cawo iyo ayaan". ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

^What Puntland says or what Puntland media say is not the issue here.

 

The issue at hand is SNM militia's have murdered civilians in Laas Caanood.

 

Is purposefully killing civilians fighting a war according to you?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^That is a silly question.

 

I don't think Dayr Cabdi Iska-Toos, the deputy commander of Puntland melitia who is behind bars now in Burco, is a civilian. Neither is Xiif Cali Taar, Puntland Navy Commander, who was wounded in the 15 Oct 2007. If these are civilians, then you can please teach us what you term as a non-civilian in your world?

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

^We are discussing this topic of the killed civilians. So stick to the topic.

 

Is purposefully killing civilians fighting a war according to you?

 

We know according to the SNM militia it is and these killings prove that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Nin daad qaaday xunbo cuskay.

 

Listen adeer, you can author whatever rabish and post it here and rabber-stamp it yourself to confirm that its a real story and lets see how far you go with it.

 

ha ku macaanaato sxb.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dhaqan umalaha rer Somaliland in waxaas oo kale ku kacaan

It looks like the pic is from somewhere else,but come on, Somaliland ain't holier than anyone else.It is silly to say it is not within us to kill or rape. Human nature dedicates otherwise.

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Malayshiyada SNMta Oo DIlay Nin Gasoo Jeeda Deeganada SSC

 

Ciidamada Malayshiyada Beesha Dirta Waqooyi oo tacshiirad ku dilay nin ka mid ahaa rakaab saarnaa gaadhi marayay Buundada booda oo magaalada ka xigta dhinaca bari.

 

ciidamada somaliland ee jooga kaantaroolka bari ee magalada laascaanod ayaa habeenimadii xaly ahayd wax rasaaseeyeen gaadhi dad shacab ahi saarnaayeen oo marayaya wadada xili habeenimo ah halkas oo uu kunaf waayay nin kamid ah rakaabkii gaadhigaas saarnaa

 

ninkan maydkiisa ayaa ilaa hada yaala isbitaalka dhexe ee magaalada lascanood iyadoo lagu tilmaamay inuu ka soo jeedo deeganada SSC

 

maaha markii koowaad ee ciidamada maamulka somaliland ee ka yimi waqooyi galbeed somaliya ay rasaaseeyaan gaadiidka iskakala goosha deegaanada SSC .

 

 

hadda ka hor waxaa dhacday in ay tacshiirada ku dileen haweenay waalneed oo caan ka ahayd magaalada iyo Waliba Ninkale Oo Waalnaa Oo calanka Somaliya iska Wadanjiray.

 

 

Wxii Kasoo Gordha wararkaas kala Soco Boocame Online News warbaahinta Qarniga Cusub!!!

 

 

Boocame@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Originally posted by me:

hadda ka hor waxaa dhacday in ay tacshiirada ku dileen ........iyo Waliba Ninkale Oo Waalnaa Oo calanka Somaliya iska Wadanjiray.

 

Che is ilaali.

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

^^The request was for Mr Me to provide other sources (preferably non PL) in order for the accusations to be taken seriously. Non have been provided so far.

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

^These are not Puntland sources but SSC sources. These are the News portals used by the local people.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by me:

^These are not Puntland sources but SSC sources. These are the News portals used by the local people.

LooooooooL..Good one. Apparently to the landers, some local people are liers while others are saints.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this