Sign in to follow this  
General Duke

Clown courts we dont mind Ethiopia Just PUNTLAND...

Recommended Posts

Xabad joojin ay ku dhawaaqeen odayasha beesha .....iyo ........ oo aan maanta hirgilin.

Posted to the MOL March 23, 2007, 8:31 am

 

Iyadoo ay xalay ku dhawaaqeen inay xabad joojin la galeen ciidanka Itoobiya odayaal sheeganaya inay u hadlaan beesha ****** ahse odayaasha beesha **** iyo Saleebaan ee ********** ayaa haddana dagaal qaraar waxa uu ka soconayaa Ex Kulyadii hore ee jaalle Siyaad, Wasaaraddii G/dhigga ilaa deegaanka raadaarka, waxaana dagaaladaasi oo u dhaxeeya ciidamada dowladda oo taageero ka heleya kuwa Ethiopia iyo maleeshiyaadka beesha ........ iyo ........ oo ka tirsanaa maxkamadihii Muqdisho ee jabay uuna hogaaminayo Aadan Xaashi Cayroow oo ah nin ka tirsan Alqacida laguna soo tababaray dalka Afganistaan.

 

 

Wararka ka imaanaya goobahaas dagaalka ayaa sheegaya in dagaal xoogan uu ka dhacay halkaasi, iyadoo dagaalkaas la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan. Wararka ayaa sheegaya in dagaalkaasi gaystay qasaare badan walise ma soo bixin dadka ku dhintay intay le'eg yihiin.

 

 

Dhinaca kale odayaasha beesha ..... iyo ........ ayaa wada dadaal ay isku dayayaan inay dagaalkaan u yeelaan waji qabiil ka dib markii ay sheegeen in haddii ciidamada asalkoodu puntland ka soo jeedo ee ku jira ciidamada dawlada KMG ah Muqdishu laga saaro ay joojinayaan dagaalka. Taas oo aan ahayn wax suuragal maadaama dawlada hab qabiil lagu qaybsaday haddii Puntland laga saarana ay dawladu noqonayso mid ku kooban hal qabiil oo Muqdishu dega. Dawlada KMG ah ayaa sheegtay inay dagaal kula jirto kooxo argagixiso ah oo uu hogaaminayo Aadan Xaashi Cayroow kana haray maleeshiydii maxkamadaha ee Muqdishu laga saaray 3 bil ka hor.

 

Dhinaca kale waxaa dawladu maanta soo saartay wareegto lagu xirayo idaacadaha Shabeele iyo HornAfrik oo lagu eedeeyay inay dagaalka u yeelayaan waji qabiil si ay dadweynaha Muqdishu uga horkeenaan dawlada KMG ah.

 

Wixii wararka dagaalka ku soo kordha kala soco Mudugonline.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

So much for religious war, the masters of the clan courts are trying to turn the issue on PUNTLAND coming to takeover Mogadishu..

 

Though most of Mogadishu is not listening...

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lol. I have known from the beggining this was not a religious war on behalf of the clan courts.

 

The incidents taking place in Mogadishu is just another step towards stabality, the TFG is cornering the last armed groups within the city who were the left overs of the once "powerful" clan courts of Mogadishu. Now left to hide in their clan neighbourhoods and cry "Puntland, Putland, Puntland"

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this