Sign in to follow this  
QabiilDiid

A new Somali Amassador to The United Arab Emirates

Recommended Posts

NGONGE, I know that Northern is restricted to visit the Somali Federal offices. Were you there last night (see pictures below)? Remove your mask and tell us which picture holds your body!!

 

Waxaa shalay xaflad si wanaagsan loo soo abaabulay lagu qabtay Safaaradda Soomaliya ee waddanka Imaaraadka Carabta taasoo uu xilkii Safiirnimo lagu wareejiyey Hon. Amb. Ahmed Mohamed Cigaal.

 

 

Xafladdaa waxaa ka soo qeybgalay dhamaan qeybaha kala duwan ee jaaliyadda Imaaraadka Carabta, halkaasoo ay isku dhaafsadeen arrimo ku saabsan ajdanaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Imaaraadka iyo sidii ay wada shaqeyn u yeelan lahaayeen. Waxaa halkaa ka hadlay madaxda jaaliyadda oo runtii la dardaarmay Safiirka ugunu duceeyey in uu xilkiisa si Soomaalinimo ah u guto oo uu jaaliyadda ku xirnaado lana shaqeeyo.

 

Intaa ka dib waxaa hadalkii qaatay, Hon. Amb. Ahmed Mohamed Cigaal, oo runtii sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay in loo soo magacaabo Safiirka Imaaraadka. Amb. Cigaal waxaa uu sheegay in uu daacad u noqon doono Ummadda Soomaaliyeed eek u nool Imaaraadka. Amb. Cigaal waxaa uu aad ugu dheeraaday in jaaliyadda Soomaaliya ee Imaaraadka ay kaalin xoog leh kaga jiraan arrimaha Soomaaliya dhan ganacsi ama dhan arrimo bulsho. Safiirka waxaa uu ka codsaday Jaaliyadda in ay la shaqeeyaan asagana uu ballan qaaday in uu si joogto ah uu ula shaqeyn doonon jaaliyadda.

 

 

DSCF1023.jpg

 

DSCF1086.jpg

 

DSCF1088.jpg

 

DSCF1026.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

I remember that Office, where is Bulaale?'Good luck to Amb Cigaal, the somalis in UAE badly need new Amb.

 

That corrupted guy, the commissioner, must aslo go!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xidigo   

Caruur iyo ciroole ba waa lagu dhamaadey somalia kuwana jagada lee u muuqata. wax imaanla oo wada bilaa naxariis ah. intey suut soo xidhaan ayay wali qosli qawlal mooyin. :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this