Sign in to follow this  
Koora-Tuunshe

Xubin ka noqo UNIFERSAL, oo xooji hormarka dalkaaga hooyo!

Recommended Posts

Hay’ada u adeega aadmiga ee “Lift Kids” ayaa waxaa lagu hamiweynyahay in ay dhawaan ka bilowdo barnaamij kusaabsan hormarinta shacabka Soomaaliyeed, dib u dhiska iyo gaarsiinta isku filaansho la taaban karo. Hadaba Aalada shabakada internetka ee Unifersal.com ayaa waxay ugu deeqaysaa barnaamijkan lacag dhan $.10 (Tobon Cents) qof walboo ka noqdo xubin shaashadooda, isla markaana waxay si toos ah ula shaqeynayaan hay’ada samafalka ah ee “Lift Kids” oo u balanqaadey iyadana xageeda in ay wax ka geysaneysan doonto, samafalka ama samabixinta umada Soomaaliyeed hadii ay shabakada UniFersal.com xoojiso ama soo bandhigto ilaa iyo 1,000,000 (hal milyan) oo xubnood.

 

Xubin ka noqoshada UniFersal.com ayaa ah mid bilaash ah (free), taasoo u baahan oo kaliya daqiiqad waqtigaaga ah inaad u hurto, iyadoo wax badan ka qaban karta dib u dhiska dalkaaga hooyo.

 

HALKAAN RIIX OO KA NOQO XUBIN

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this