Sign in to follow this  
Jabhad

Mogadishu in flammes, Tigre militia prepare to flee, Yey and Mbagathi stooges scared

Recommended Posts

Jabhad   

Qarax & Dagaal culus oo ka bilaawday Muqdisho

(01-07-2007) Waxaa Magaalada Muqdisho Cawada ka socda Qaraxyo aad u culus oo magaalada Laga maqlayo & Israsaasayn Magaalada dhamaanteed saamayn ku yeelatay http://www.dalkanews.com/news.php?readmore=540

 

 

Israsaaseyn xoogan ayaa caawa deegaano badan oo ku yaalo magaalada Muqdisho laga maqlay Waxaana Weeraro Kooxo aan la aqoon ay k qaadeen Xarumo Fara Badan oo ay leeyihiin Ciidamada D.F.S iyo Kuwo Ethopia , Waxaana Weerarka meelaha lagu qaaday ka mid ah Garoonka Stadio Muqdisho , KPP , Al-Baraka

 

Iska hor imaadkacaawa oo ahaa mid xoogan ayaa Waxaa la isu adeegsaday qoryaha loo yaqaano Baasuka ah ,Dhashiikaha iyo qoroyga loo yaqaano Dabamiishaarka iyadoona caawa uu jiro qasaaro aad ubdan oo aan la soo koobi karin .

 

http://www.somaliweyn.com/pages/news/July_07/1July19.html

 

Maxamed Dheere oo sheegay in ay wada hadal la furayaan Kooxaha qaska ka qada Magaalada Muqdisho.

Waxa uu sheegay in Kooxahaas ay dhibaatooyin xoogan u geysteen xubno muhiim ah, wuxuuna xusay in xalka keliya uu yahay miiska wada hadalka la isugu yimaado.

 

http://www.midnimo.com/jul1/01_07_m_dheere_wada_hadal_ayaan_u_fureynaa_kooxaha_qaska_wada.htm

 

Meles Zenawi iyo daba dhilifyadiisa oo calaacalaya kadib markii ay xanuun jiyeen xarakaadka muqaawamada (Allaahu Akbar guusha ayaa soo dhaw).

 

http://www.qaadisiya.com/2007/July/news_01_07_20073.htm

Israsaaseyn culus oo ka bilaabatay magaalada Muqdisho

War deg deg ah Dagaal culus ayaa ka bilowday caasimadda Somalia ee Muqdisho caawa abaarihii 10:10 Pm, iyadoo iska horimadkaan la isku adeegsanayo hubka nuucyadiisa kala duwan.. 01,July,07

 

http://www.shabelle.net/2007/july/n12125.htm

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

 

Kenya: Bush Hits Dead-End in Somalia

Chances are that the United States has run out of options in Somalia after the Assistant Secretary of State for African Affairs Ms Jendayi Fraser conceded last week that Washington's support for the ouster of the Islamic Courts Union (ICU) by Ethiopia might have been a miscalculation.

http://allafrica.com/stories/200707010007.html

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this