Sign in to follow this  
BN

Report from Puntland

Recommended Posts

BN   
They were deleted due to W.D. being banned. Dont worry, I am currently looking for photos of Qabri-Dahare... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
OG_Girl   

LOOOOL.

 

Brother, the filthy Ethiopians don't even allow you to take a camera to our Land as they lebel it as "terrorist" Area. My uncle was there they stole his camera saying go there when you back we will return your camera ..they just wanted to steal it :mad: .

 

Salam

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

That is very sad news indeed. Although, I have read of recent news of ONLF successes against the Ethiopian forces. Insha'Allah these will culminate into freedom for these Somalis.

 

Dagaallo cadowga Itoobiya lagu jabiyay.

 

 

Dagaallada u dhexeeya ciidamada xoraynta ******ya iyo kuwa cadawga Itoobiya ee ka socda dalka ******ya ayaa mar kastaba lagu jabiyaa ciidamada karmaha ah ee cadawga Itoobiya ku soo uruuriyay dalka ******ya, waxaana ugu denbeeyay;

 

 

Dagaal 28/07/04 ka dhacay meesha lagu magacaabo Galamadoobe, oo degmada Iimay ka tirsan, waxaana ciidamada cadowga Itoobiya lagaga dilay dagaalkaas 2 askari, 2 kalana waa lagagadhaawacay.

 

 

Dagaal 13/07/04 ka dhacay duleedka magaalada Godey ayaa ciidamada cadowga Itoobiya lagaga dilay 3 askari, halka 6 kalana dhaawac culus loo gaystay.

 

 

Dagaal isaguna 11/07/04 ay ciidamada wadaniga xoreeynta ********ya ku qaadeen, qaar ka mid ah ciidamada gumaysiga Itoobiya oo ku sugnaa duleedka magaalada Iimay ayaa ciidamada cadawga Itoobiya lagaga dilay 6 askari, waxaana lagaga dhaawacay tiro kale oo badan balse aan la soo xaqiijin.

 

 

Dagaal gaadmo ah oo ay ciidamada xoreeynta ********ya ku qaadeen 1/08/04 ciidamo Itoobiyaan ah oo marayay meesha lagu magacaabo Walaal-Goo’, oo degmada Dhanaan ka tirsan, ayaa ciidamada gumaysiga Itoobiya lagaga dilay 4 askari,in ka badan 9 kalana waa lagaga dhaawacay.

 

 

Weerar gaadmo ah oo ay ciidamada geesiyiinta Jabhada wadaniga xoreeynta ********ya ku qaadeen 5/08/04 kolonyo ciidamada gumaysiga Itoobiya ka tirsan oo marayaya meesha lagu magacaabo Muddulka, oo Dhagaxmadow 10 km u jirta ayaa ciidamada cadawga lagaga gubay 2 Baabuur oo nooca looyaqaan Uraalka ah.waxaana halkaas ku naf waayay 50 askari oo labadaas baabuur saarnaa.

 

 

10/08/04 Dagaal ay ciidamada xoreeynta ********ya ku qaadeen koox ka tirsan ciidamada gumaysiga Itoobiya oo marayay Banka Qorraxay ayaa lagaga dilay 2 askari.

 

 

Sidoo kale 5/08/04 waxaa ciidamada cadowga Itooboiya lagaga dilay meesha la yidhaahdo Laab 3 askari, 6 kalana waa lagaga dhaawacay.

 

 

Dhinaca kale xukuumadda Itoobiya ayaa mar kale ku guulaystay inay dagaal ka oogto deegaanka Sallaxaad, oo marar badan oo hore ay hubka isugu dhiibtay dadwaynaha walaalaha ah ee deegaankaas ku wada dhaqan.Dagaalkan waxaa labadii dhinac ee iskaga horyimid kaga dhintay dad badan oo shacab ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this