Sign in to follow this  
General Duke

Garowe: Delegation from companies arrive in Puntland

Recommended Posts

GAROOWE : Wafdi ballaaran oo ka socda Shirkadaha Puntland ka soo saaraya khayraadka oo uu hogaaminayo Agaasimaha Guud ee Wakaalada Macdanta iyo Shidaal soo saarista Puntland Xassan Aloore oo lagu soo dhaweeyay garoonka Conoco

Posted to the Web Jan 24, 11:21

 

777.jpg

 

Garoowe:-Wafdi heersare ah oo ka socda shirkadaha Puntland ka soo saaraya khayraadka dabiiciga ah ee kala gadisan sida Shidaalka , Macdanta iyo Kalluunka oo hogaaminayo Agaasimaha Guud ee Wakaaladda Macdanta iyo Shidaal soo saarista Puntland Xassan Mahamoud Osman (Aloore) ayaa shalay waxay ka soo dageen garoonka diyaaradaha ee Conoco waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay masuuliyiin sarsare oo ka tirsan maamulka gobolka Nugaal iyo Odayaasha deegaanka ku waa soo ay ka mid yihiin Guddoomiyaha gobolka Nugaal C/laahi Ciise Aw-axmed , Duqa Degmada C/qaadir Cismaan (foodcade) iyo qaar ka mid ah Odayaasha deegaanka oo ay ka mid yihiin Cismaan Guureeye Kaarshe iyo Xaaji Cabdi Shuluco.

 

 

 

Kooxdan ka socotay Shirkadaha ayaa waxa ay ka kala yimaadeen dalalka ay ka mid yihiin USA Canada, Australia, France. , waxayna sheegeen in ay muddo laba bilood gudahood ah ay dalka ka bilaabayaan soo saarista khayraadka.

 

 

 

Sidoo kale waxay kulan halkaasi kula yeeshaan Guddiga gacanta ku haya dhismaha garoonka diyaaradaha ee cusub waxayna kala wareegeen xisaab-xirkii lacagtii horay loo siiyay halka ay ku baxday iyo sida ay u baxday , waxayna ballan qaadeen in ay 10 bari gudahood ay ku bixinayaan inta harsansan

 

 

Dadwaynaha ku dhaqan gobolka Nugaal ayaa iyaku aaminsan in ay yihiin kuwa ugu rajada roon marka ay bilaabmato soo saarista khayraadka Puntland , maadaama la hadalhayo in ceelasha ugu badan ay ku yaalaan gobolka Nugaal.

 

 

Puntlandpost.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wefdi sare oo ka socda shirkado maalgashadayaal ah iyo kuwa shidaalka ayaa Maanta soo gaarey Puntland

 

Tuesday, 23-Jan 2007

 

Waxaa maanta booqasho gaaban ku yimid Puntland gobolo ka mid ah wufuud isugu jirta maalgashadaal iyo shirkadaha baara shidaalka iyo macdanta.

 

Kooxdan ayaa waxa ay ka kala yimaadeen dalalka ay ka mid yihiin USA, Kanada,Australia,France.

Weftigan ayaa waxa horkacayey Agaasimaha Guud ee wakaalada Macdan iyo shidaalka ee Puntland Xasan Cismaan Maxamuud (Xasan alloore).

 

Hadaba weftigan ayaa waxa ay booqdeen magaalada Garowe gaar ahaana Conoco,halkaasi oo ay ku soo dhoweeyeen mas’uuliyiinta ay ka mid yihiin Wasiirka Maaliyada Maxamed Cali Yusuuf, Guddoomiyaha Gobolka Nugaal, Duqa degmada Garowe ahna guddoomiyaha golaha degaanka,waxgaradka iyo odoyaasha gobolka nugaal.

 

Wufuudii ka socotay maalgashadayaasha iyo kuwa soo saara shidaalka iyo macdanta qaar ka mid ah ayaa waxa ay halkaasi ka soo jeediyeen hadalo kooban waxayn yiraahdeen waxaan aragnay dadka reer Puntland in ay yihiin dad wanaagsan iyaga iyo madaxdooduba rabana in ay dalkooda iyo dadkooda wax u qabtaan waayo waxa kuu cadaynaya sida ay ugu dadaalayaan nabadgelyadooda, horumarkooda, waxqabsigooda rabana in ay ka faa’iidaystaan.

 

Sidoo kale waxaa iyagana halkaasi hadalo ka soo jeediyey qaar ka mid mas’uuliyiintii halkaasi ku soo dhoweysay oo aad ugu mahadceliyey howlaha ay u wadaan ee ah dhinaca maalgashiga iyo horumarka si aadana ay u soo dhoweynayaa iyaga iyo dadweynahooduna gacmo furan aanu idinku soo dhoweynayno.

 

Weftigan ayaa magaalada Garowe ku sugnaa muddo saddex saacadood ah,ka dibna waxa ay uga soo gudbeen magaalada Boosaaso, waxayna kormeer ku soo mareen dekada magaalada boosaaso, cusbitaalka boosaaso iyo terminalka garoonka cusub ee Benderqaasim international Airport.

 

Hadaba booqashadan weftigan ayaa ahayd indho indhayn meelaha laga filayo in laga baaro shidaalka taasi oo bilaabmi doonto muddo labo bilood gudahood ah,iyo meelaha ay rabaan in ay ku sameeyaan horumarka ama dib u habaynta sida meelaha ay maanta soo booqdeen,iyo qaar kale oo ka mid ah gobolada Puntland.

 

Weftigan ayaa isla galabtaba waxa ay ku laabteen halkii ay ka soo kicitimeen si dhakhso ahna ay u bilaabi doonaan howshooda sidaana waxa yidhi agaasimaha guud ee wakaalada macdanta iyo shidaalka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Good to see part of Somalia growing finacially. But what are your implications of only focusing one region in the country and one person from that region. Critically thinking, is this gonna unite us or will alert us, to feel seperate and discriminated each other. I would love to see someone from South of Somalia to post those pics of garowe, and you, the other way around. If you know what I am talking about.

p.s. I'm not saying it's wrong to love the motherland, but I prefer diversity as it's our solution for cudur qabiil.

peace N Luv

Share this post


Link to post
Share on other sites

So for people who hail from Puntland what do yo expect from your region development wise. For me i see Somaliland developing into Oil supplier in addition to being big trader like dubia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sky   

It's good to see Puntland is still growing and prospering, while the political situation in the south clears up.

 

5.jpg

Bosasso port - qaybta maraakiibta

6.jpg

Bosasso port - qaybta doonyaha

7.jpg

new office building in Bosasso port area under construction

 

8.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somali thinker,

 

Bossaso is already a trade hub for Puntland and Somalia in general. However with oil and NG, exports many avenues could be opened. If we get the money, I would like the state to concentrate on human development, capacity of the individual as well as the workforce, as well as infrustructure roads, ports, urban planning and so on. Singapore should be the model for Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by General Duke:

Somali thinker,

 

Bossaso is already a trade hub for Puntland and Somalia in general. However with oil and NG, exports many avenues could be opened. If we get the money, I would like the state to concentrate on human development, capacity of the individual as well as the workforce, as well as infrustructure roads, ports, urban planning and so on. Singapore should be the model for Puntland.

Duke, Singapore is a sovereign state whereas Puntland is part and parcel of Somalia. Are you advocating for engagement in the south but isolationism for Puntland?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this