Sign in to follow this  
General Duke

Galkacyu: Puntland troops arrest masjid Salahudin Imaam

Recommended Posts

Abdi Hajji Hussein - AHN News Correspondent

Galka'yo, Puntland, Somalia (AHN) - Forces of Somalia’s semi-autonomous region of Puntland have arrested a famous religious figure in connection with the extremist group Al Shabaab in the town of Galka’yo in the Mudug region of central Somalia, witnesses said Monday.

 

One person was injured during the operation, witnesses said. Sheikh Isma’il Khalif Mire was detained by Puntland security forces after they staged a raid at Salahu-diin Mosque in the center of Galka’yo, about 450 miles (724 kilometers) north of the capital city Mogadishu. During the raid, troops opened fire and wounded one of the people inside the mosque when they refused to allow Mire, who was a teacher of more than 50 students, to be taken into the custody.

 

No comments from officials were immediately available. However, dozens of his students demonstrated in the streets demanding the release of their teacher. Security forces fired into the air to disperse the demonstrators.

 

It is not known why the cleric was arrested or where he was taken, but the Puntland government has been conducting security operations over the last few days involving a large-scale offensive with militias led by Sheikh Mohamed Said Atom in the mountainous areas just outside of the town of Bosaso. Atom is believed to have links with Al Shabaab.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saraakiil Katirsan Mamulka Oo Amar Ku Siiyay Wariyayaasha Gobolka In Aysan Baahin Wararka ku Saabsan Xariga Shiikh Ismaacil

Posted by Ali on September 20th, 2010

 

Galkacyo(Puntlandi.com);- Saraakil ka tirsan mamulka Gobolka mudug ayaa maanta amar ku siiyay warbaahinta iyo wariyayaasha Gobolka in aysan buunbuunin wararka ku saabsan xariga Shiikh Ismaacil Khaliif Mire oo ciidamada gacanta ku dhigeen.

 

Wariyayaal ku sugan magaalada Galkacyo ataa si toosa loogu wargaliyay in aysan baahin karin wararka iyo halka ay marayaan hawlgalada lagu ugaarsanayo dadka ay uragto in ay ka soo horjeedo siyaasadeeda.

 

Saraakiishan ayaa sidoo kale cadeeyay in ay socon doonaan hawlgalkan lagu baadi goobayo cida ka soo horjeeda siyaasada dawlada puntland kuwaa oo ku sugan magaalada Galkacyo.

 

Ali Ahmed Abdi

Share this post


Link to post
Share on other sites

It is not known why the cleric was arrested

 

plus

 

Saraakil ka tirsan mamulka Gobolka mudug ayaa maanta amar ku siiyay warbaahinta iyo wariyayaasha Gobolka in aysan buunbuunin wararka ku saabsan xariga Shiikh Ismaacil Khaliif Mire oo ciidamada gacanta ku dhigeen.

 

 

PIS is at it again

Share this post


Link to post
Share on other sites

adeer based on the little reporting that is done on this story, one can clearly see that PIS is a problem in Puntland. Why attack an unarmed citizen in a public place and provoke the shacab to resort to voilance?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Not sure what evidance you are speaking about, but PIS are doing their job, and I am not sure how you know he is innocent or guilty.

The audio a few weeks ago was clearly provocative.

 

However let see how this story turns out...

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Process. Process is what I am talking about adeer.

 

Whether the arrested was guilty or innocent is what the courts are for.

 

duke: but PIS are doing their job

 

Yes they are doing their job indeed, which is basically abducting citizens from mosques and public parks just like they did yesterday, causing more unrest.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Inkastoo Arrinkan ay si kadis ah Magaalada uga dhacday ayaa Waxaa hadana la xaqiijiyay in ay jireen Wadahadalo iyo Digniino hore oo wadaadkan la siiyay Xilli Dawladu ay Mudo badan indhaha ku haysay Hawlaha Lagu Tuhmay ee ku aadan in uu wado Dadaalo uu Dhalinyarada ugu baraarujinayo in ay ka qayb qaataan dagaalada Muqdisho.

 

Mudo bil ka hor ah Waxaa Wadadkan Masaajidka Salaaxu Diin kula kulmay Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Puntland wuxuuna Si Weyn ugala hadlay Sida la xaqiijiyay Xaalada Amniga iyo Dadaalada uu wado ee lagu Tuhmay.

 

Xilligaasi Waxaa soo baxday Warbixin sheegaysa in Kulanku uu ku dhamaaday is afgarad iyo Wada shaqayn rasmi ah in ay bilaabato, lakin Arrintan Soo Cusboonaatay ayaa Muujin aysa in aysan Meeshaba ku jirin Dadaal uu Wadaadku u qaaday Dhinaca Danta Shacabka iyo Wadashaqaynta Dawlada Puntland si uu uga talabaxo Arrimaaha Lagu Tuhmay.

 

Inkastoo ay jireen Shaqsiyaad kale oo Wadadkan lala Qabtay ayaa Hadana Waxaa Diirada aad loo saarayay in Gacanta lagu dhigo Wadaadkaasi oo la aaminsanyahay Mabda ahaan in uu Raacsan yahay Kooxda Alshabaab Shacabkana uu ugu yeeri jiray in ay Jihaadka galaan kana qayb qaataan Dagaalada Muqdisho ka socda.

 

Qaybaha Bulshada magaalada gaalkacyo Waxay aad isugu raaceen Wadaadkaasi in uu lahaa Mabda aan Qarsoodi lahayn oo si bareerah Msaajidka Salaaxu Diin uu uga soo jeedin jiray Khudbado ku salaysan jihaadka iyo tashkiilinta Dhalinyarada Gobalka si ay uga qayb qaataan Dagaalada Koonfurta Soomaliya ka socda,balse dadku wuxuu isku dayay iney indhaha ka qarsadaan si aysan xasarad u kicin, waxaadse moodaa inuu ka bad badiyay ninkaasu.

 

Inkastoo Arrimahaasi oo dhan ay jiraan ayaa hadana Waxaa Wararku ay sheegayaan in Maanta Ninkaasi lagu sii daayay 9 Nabadoon oo saxiixday Damiin in ay ka yihiin Ismaaciil Xilli walba oo loobaahdana ay Dawlada u soo gacan galin Doonaan, balse dad weynaha ayaa aad uga xun arinkaasi.

 

Lama Saadaalin karo Arrintu sida ay isu badali Doonta Waxaase aad Magaalada looga Hadal hayaa Talaabada Xigta ee la qaadi Doon Cid Walba ha qaadee...

 

Dhageyso Mid ka mid ah Cododkii uu sh Ismaaciil ka jeediyay masaajidka Salaaxu Diin. Guji

audio

Share this post


Link to post
Share on other sites

Inkastoo Arrimahaasi oo dhan ay jiraan ayaa hadana Waxaa Wararku ay sheegayaan in Maanta Ninkaasi lagu sii daayay 9 Nabadoon oo saxiixday Damiin in ay ka yihiin Ismaaciil Xilli walba oo loobaahdana ay Dawlada u soo gacan galin Doonaan, balse dad weynaha ayaa aad uga xun arinkaasi.

 

This is an embarrasment really. If those arrested him had bases for thier arrest they would've brought him before courts and try him for the crime.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xiin, again I a not sure what you are complaining about. This man as I remmeber and if you listen to his Audio was giving provocative sermons and even went as far as making threats in support of the Al Shabaab.

 

Now what do you want the security apparatus to do?

 

Oh he has a beard and is a Shiekh thus he is above the law and can say and do anything?

 

No my lad, thats how we got the wonderful situation in Mogadishu, Al Shabaab people once claimed were all innocent.

Share this post


Link to post
Share on other sites

9 Nabadoon oo saxiixday Damiin in ay ka yihiin Ismaaciil Xilli walba oo loobaahdana ay Dawlada u soo gacan galin Doonaan, balse dad weynaha ayaa aad uga xun arinkaasi.

lol@ embarrassment, this is a clever move, if true, now if he speaks again, his community will chop of his head.

If he escapes then he will be an enemy, to every one a win, win situation.

 

Anyone in Puntland who breaks the law or is deemed a threat to security can be touched, no matter how brave they think they are or no matter which sub clan they belong to, and no matter which institution they hide in....

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^No I am not, this man provocation was too much and now his family and kin have been notified and he has been sent a clear message.

 

The PIS can be the boggeymen, thats not important. The security of Puntland is.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamada PL oo xirey labo wadaad

20 Sep 20, 2010 - 8:06:09 AM

 

GAROWE ONLINE

 

Ciidmada amniga Puntland ayaa qabtey xaley labo wadaad oo mid yahay Imaanka masjidka Salaxudiin ee ku yaala magaalada magaalada Galkacayo.

 

Imaanka masjidka Salaxudiin Shiikh Ismaaciil Khaliif Mire ayaa sarkaal u hadley Boliska Puntland u sheegey in lagu haysto khudbado uu ka akhriyey halkaas kuwaasoo lagu kicinayey dadka dhalinyarada ah.

 

Warar GO heshay ayaa dhinaca kale xusaya in Shiikhaan kamid ahaa dadkii ka dagaalamey agagaarka tulada Bandiiradley xiligii ururkii Maxaakiimta damacsanayeen iney qabsadaan magaalada Galkacayo.

 

Magalada Galkacayo ayaa waxaa mudaharad ka sameeyey dad kamid ah tagerayasha shiikhaan kuwaasoo shaley galab ilaa xaley joogey agagaarka xavsiga dhexe ee magaalada Galkacayo.

 

Ciidamada amniga Puntland ayaa xaley iyo saaka soo buux dhaafey wadooyinka magaalada Galkacayo kuwaasoo horistaagey rabshado kale oo halkaas ka dhaca.

 

Waxaa magaloyinka waaweyn ee Puntland aad uga socda howlgalo lagu adkeynayo amaanka taasoo sababtey in ciidamada amniga qabtaan dad badan kuwaasoo lagu baarayo saldhigayada booliska.

 

Dhinaca kale waxaa noo suurtagshey in aan helno khudbad wadaadkaan Riix halkaan ka akhriyey masjidka Salaaxudiin kuwaasoo sababey sida ciidamada amniga sheegeen in talaabo laga qaado taasoo amniga lagu sugayo.

 

Ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa weli buuraha Galgala ka baadigoobaya haraaga kooxo tageersan ururka Al-Shabaab kuwasoo halkaas ka baadigoobaya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wararka Maanta ee Gobolka Mudug:

 

Ciidama sirdoonka Puntland ayyaa xalay habar 73 jir ah si xoog ah uga kaxaystay gurigeeda oo ku yaala magaaladda furinta ah ee Gaalkacyo. Wararku waxay intaa ku darayaan, in islaanta lagu tuhunsunaa inay xiriir hoose la lahayd dhalinyarada shaqaaqada ka wada koonfurta soomaaliya. Waxaa la sheegay inuu maamulka degmada Gaalkacyo dhowr jeer oo hore ku waaniyey Islaantan inay ka harto dhowrtooyinka ay habraha kale ee magaalada ka ururinayso, joojisana buraanburrada ay ku taageerto dhalinyarada alshabaab. Xariga habarta ayyaa sababay isku soo baxyo iyo mudaaharadyo shaqaaqooyin watta oo lagu diidanyahay sida aan sharciga ahayn ee islaanta ciidamadu ku kaxaysteen. Wado hadallo ay garwaadeen ka yihiin odayo qaraabo la ah islaanta oo looga gol leeyahay in madaxbanaanideeda loogusoo cesho ayey wararku sheegayanaan inay guul qarka u saaran yihiin.

 

Faalada Saddex Alifle Duke:

 

Ciidama sida raha u boodda ee u taagan sugida ammaanka Puntland ayyaa saaka si xirfadaysan u galay guri ay ka buuxeen alshabaab oo magaalada Galkacyo ku yaalla. Waxaa ciidamu si guul ah ku qabteen rag lagu tuhmay inay wadeen qorshayaal wax loogu dhimayyo ammaanka Puntland, waxaana goobtii laga helay waraaqo guubaabo ah oo uu Sheekh Atam buurta Galgala dusheeda kasoo dhiibay iyo farriimo kale oo koonfurta soomaaliya ka timid.

 

Ciidanku waxay dammiin kusii daayeen raggii la qabtay ka dib markii ay dharbaaxooyin, iyo feerar aan nabbarro aan muuqan sababay u geysteen. Casharadda raggaan la baray ee ciidanku PIS tu geysteen waxay tusaale u yihiin hawlaha lagu sugayo amniga iyo xasiloonidda Puntland. Waxaa kale oo uu muuqatta in PIS ay dadkoo dhan ka xoog badantahay oo cidday tuhmaan ay jeego dharbaax kala daali karaan iyadoon cidina ku dhicin inay ka aargudato.

 

Puntland ha guulaysatto

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this