Sign in to follow this  
General Duke

Baidoa clans the biggest losers in TFG demise

Recommended Posts

Beelaha......... oo taageeray in doorashada lagu qabto gudaha magaalada Baydhabo .

 

January 15 2008 Radiofreesomalia.com

 

Odayaal, Waxgarad iyo Malaaqyada ka tirsan golaha .........ayaa maanta kulan waxaa ay ku yeesheen gudaha magaalada Baydhabo, iyagoona ka arrinsanayey arrimo ay ka mid yihiin doorashooyinka iyo dagaalo saaka ka dhacay deegaan ka tirsan gobolka Sh/Hoose.

 

Gaba gabadii kulankan ayaa saxaafadda waxaa la hadlay afhayeenka golaha...........isagoona si kulul u cambaareeyey dagaalkii saaka ka dhacay deegaanka Lambar-60 ee gobolka Sh/Hoose.

 

Waxaa ugu baaqay shacabka degan deegaankaasi Lambar-60 ee gobolka Sh/Hoose in ay isdifaacaan, isagoona ku tilmaamay dagaalka mid la doonayo in lagu carqaladee nabad gelyada deegaankaasi.

 

Golaha dhaqanka iyo siyaasiyiinta beelaha ......... ayaa dhanka kale waxaa ay dhaliileen qaabka loo wado doorashada madaxtinimo ee dowladda KMG ah, iyadoo wararka qaar ay sheegayaan in lagu qaban doono dibadda dalka.

 

.........waxaa ay taageereen in doorashada lagu qabto gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, taasoo waafaqsan go'aanka uu kal hore uu soo saaray sii-hayaha madaxtinimada dowladda federaalka KMG ah, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe).

 

 

RFS _ Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

They had the capital of the parliament and an unprecedented opportunity to strengthen their communities, because of the actions of Madoobe , Sharif Xasan and other illiterates they played a key role in handing the keys back to Yusuf IndaCade and others to get back the region.

 

The fighting has already started for the re occupation of the Lower Shabbele by Yusuf, Goobanle and Cirfo and Adan Madobe and others will be unable to answer it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Al-Shabaab oo maamul Islaami ah u sameeyay Gobollada Bay iyo Bakool

 

Jimco, February 20, 2009(HOL): Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab ayaa maamul u sameeyay Gobollada Bay iyo Bakool, kadib markii uu dhawaan si buuxda ula wareegay gacan-ku-heynta Gobolladaas.

 

Shir ka dhacay Xaruntii Baarlamaanka Soomaaliya uu deganaa ee ADC-da ayaa looga dhawaaqay maamulka labadan gobol, waxaana xafladdii lagu magacaabayay ka qeybagalay Culumaa’udiin, Aqoonyahanno, Siyaasiyiin iyo Odayaal ka soo jeeda labadaas gobol.

 

Guddoomiyaha Maamulka labadan gobol ayaa loo magacaabay Shiikh Maxamed Cali, halka ku xigeenkiisana loo magacaabay Shiikh C/llaahi Macallin Axmed, iyadoo sidoo kalena ay jiraan xoghayayaal kale oo ka hoos shaqeyn doona madaxdaas.

 

Guddoomiyaha maamulka Islaamiga ah ee Gobollada Bay iyo Bakool Shiikh Xasan Maxamed Cali ayaa sheegay in maamulkooda uu dadka gobolladaas ku dhaqi doono Shareecada Islaamka, isla markaana uu si cadaalad ah ugu shaqeyn doono.

 

“Wixii ay Mujaahidiinta u dagaallamayeen waxay ahaayeen in Shareecada Islaamka dalka lagu xukumo, maantana taas Alle waa noo suurtageliyay”ayuu yiri Shiikh Xasan Maxamed Cali oo sheegay in magaalada Baydhabo oo ay joogaan lagu dhaqi jiray Dastuur ay dad sameeyeen.

 

Dadka ku dhaqan Gobollada Bay iyo Bakool ayuu Shiikh Xasan Maxamed Cali ka codsaday in ay la shaqeeyaan, “Haddii aad nala shaqeyn weydaan wax aan qaban karno ma jirno”ayuuna yiri Guddoomiyaha maamulka Islaamiga ah ee Gobollada Bay iyo Bakool.

 

Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab ayaa wuxuu gacanta ku hayaa gobollo dhowr ah oo ku yaalla Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya, waxayna haatan ka maamullo hoos-yimaada Al-Shabaab ay ka taliyaan Gobollada Jubbooyinka, Gedo, Shabeelaha Hoose iyo Bay iyo Bakool oo maanta ku soo biiray.

 

-------------------------------------------------

 

 

Baidoba clans are not the biggest losers. They have now local governing institutions free from foreign puppet regime. And not Indha Cadde as you hoped for is back in the region but a local man from the people: Abu Mansuur.

 

 

Puntland must be the biggest loser. So much money, energy and men poured into the ambitions of the old quisling AY and away from its own regional development agenda, end result: wasted money, energy and men.

 

Anno 2009: AY is a refugee in Yemen, Ethiopian occupation is defeated politically and militarily. Puntland as a regional administration is now famous for piracy and the corruption/mismanagment of Adde Muse. The Western regions have broken from Northeastern region.

 

Puntland is now trying to save whatever is left of the core (Northeastern region).

 

Surely, Baidoba clans are doing fine.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

Indeed reer bay are doing fine who no longer in grip of tigray war machine and their stooges who are now once more the DEFEATED LOT, and with every penny and resources thrown down the black hole of muqdisho puntland is now bancrupt and resourceless with sool and eastern sanaag out of their claim they are now left with piracy and mismanagement.

 

so who really lost out???

who gamble with everything and lost?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qudhac

 

Defeated lot? Puntland is still one of most stable and prosperous regions in somalia and a puntlander is the prime minister of somalia. If that's being defeated, then consider puntland pummeled.

 

As for the topic, baidoa clans got Speaker of the house and finance minister, correct? That's better than most groups, i'd say.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cantarabaqashkii Duke halkiisuu ka sii socdaa.

 

How much do xabashis pay you?

 

Gacan ayaan kuu taagay. Meesha dad qabyaaladu jahli iyo nacayb ka tahay, adigu shaqadaada ayaay noqotay. Si fiican ayaad u wadaa, halkeeda ka wad. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

^^

 

To lose means you have first to invest.

 

Those you are talking about did not invest in the puppet regime nor had placed any hope in the Ethiopian occupation.

 

The only losers are those that have invested immensely in the puppet regime and had hopes of Ethiopians doing their bidding in Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this