Sign in to follow this  
Abwaan

Mogadishu neighbour from Hell.

Recommended Posts

Abwaanow maalmahaan calaacal ayaad ka bixi la'dahayee aaway jihaadkii iyo awr-kacsigii dagaalka aad waday?? Mise waxaad is leedahay markaan waa idin dhamaatee iska qayli oo "humanitarian spokesman" iska dhig?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ Wuxuu ka wadaa Soomali wey u dhamaatey Itoobiyaan baa dhameestirey oo dhagta ciidda darey, si fiican u dhuux hadalkiisa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Marka xaq u dirirkii haday u dhamaatay maxaa hadhay, adigu bal yaad la jirtaa? Xaqa lama jirtid?

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

^ si fiican ayaad isu soo qabatay hasa yeeshee waa goor ee kaa fakaratay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by TheSomaliEconomist:

Abwaanow maalmahaan calaacal ayaad ka bixi la'dahayee aaway jihaadkii iyo awr-kacsigii dagaalka aad waday?? Mise waxaad is leedahay markaan waa idin dhamaatee iska qayli oo "humanitarian spokesman" iska dhig?

Adigay indhahaaga ula muuqataa inay Soomaali u dhammaatay laakiin dabadhilifyada adigoo kale ah iyo Amxaaro ayey u dhammaan doontaa insha Allah.

 

Malaha midka dariiqyada la baryootama argagixisaa Soomaaliya joogta oo aan Xamar la aadi waayey adiga iyo dabadhiilifka Yey oo Baydhabo u cararay, marna Addis safar laba maalmoood oo isku xigta baqdin u aadey ma ahan?

 

Ka jawaab af-janjeera lahayde.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Adeer xooga waad isku jaacday markaan oo cay aan kala-joogsi lahay ayaa wadaaye waxaad yeelaysaa iga raali'ahow hadii aan ka kacsiyay, niyadaada kheer u sheeg, koob shaaxna ku dhufo.

 

W/Salaam.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

 

"laakiin dabadhilifyada adigoo kale ah iyo Amxaaro ayey u dhammaan doontaa insha Allah"

 

"Malaha midka dariiqyada la baryootama argagixisaa Soomaaliya joogta oo aan Xamar la aadi waayey adiga iyo dabadhiilifka Yey oo Baydhabo u cararay"

 

"Ka jawaab af-janjeera lahayde"

 

I believe the above phrases and statements can be defined as ad hominem.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this