Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Dayniile Puts it Right ....

Recommended Posts

ADNAAN   

@ xaaji not every one is Q-A-L-D-A-N u knw :D

 

Originally posted by Fu-Fu:

ibti
:D
aniga doorada waligayba waan cuni jiray ...adigana doorada kuwa neceb miyaad kujirta
icon_razz.gif

Kolayba hooyaa kuu karin jirtood ka baratee, maaha yaakhi icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

waar JB ilaah baan kugu dhaarshee ma waxaad la doodaysaa dadkan doorada cuna ee ku faanaaya.

 

SHIIIIID FOQOL SHIIIIID

Share this post


Link to post
Share on other sites
ADNAAN   

Originally posted by Fu-Fu:

^^i hate when pple make jokes about mothers ..adeer adiga ma gadaalba laga dhalay?>

That was no joke kiddo, unless u meant u enjoy s.thing else other than chicken.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Qudhac:

DEE LIXDANKII QIIRO YAR OO CANTAYN AH AYAA INA QAADATAY, KUWA MAANTA FADHIYANA WAA IN LAGA TRASHADAA

haa odayaasha haday inaga wada dhintaan somaliland sii fiican bay uu dhaqaqaysa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

horta intanad odayaasha qoorta ka wada gurin waxa ka horeeysa.... islantan buuran buuran buuran buuran ee dowlad ku sheegaa ee ina riyale kolba dhinac u fooranrinayo meesha ha banayso markasaa wax la qabsan karaa...

 

se waati la joojiyay way duushay iyo way dhaqaaqday.... yaa.. waar yaanay qaanu reeraha badh xanaaqin, waabay kula dagalamayaane hadaad tidhaahdid wey dhaqaaqday... looool

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Qudhac:

horta intanad odayaasha qoorta ka wada gurin waxa ka horeeysa.... islantan buuran buuran buuran buuran ee dowlad ku sheegaa ee ina riyale kolba dhinac u fooranrinayo meesha ha banayso markasaa wax la qabsan karaa...

 

se waati la joojiyay way duushay iyo way dhaqaaqday.... yaa.. waar yaanay qaanu reeraha badh xanaaqin, waabay kula dagalamayaane hadaad tidhaahdid wey dhaqaaqday... looool

slaanta afsomaliga xun affarta tuug eeh la shaqeyo waxa weyaan in laga dilo markasay slaanta buurani ka tagaysa meesha guurtida markasa la badalii kara dastuurkana markaasa la badalii kara :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this