Sign in to follow this  
Sky

Bakool preparing for the President's arrival

Recommended Posts

Sky   

Diyaar garow ka socda Xudur iyo C/laahi Yusuf oo halkaa gaari doona

Xudur:- Magaalada Xudur ee xarunta Gobalka Bakool ayey ka socdaan diyaargarow lagu soo dhaweenayo Madaxweynaha dowlada Federaalka.

 

290705_cabdullahi_jowhar.jpg

 

Diyaargarowgan oo dar dar la geliyey labadii maalmood ee lasoo dhaafay ayaa la sheegay inuu horudhac u yahay safar uu C/laahi Yusuf Ahmed ku tagayo xarunta Gobalka Bakool.

 

Wasiirada kamid ah dowlada Federaalka ee kasoo jeeda gobalka Bakool ayaa lagu wadaa ay dhawaan gaaraan xaruta dowlada ee magaalada Jowhar si ay ugala hadlaan Madaxweynaha safarka uu ku tagayo Xudur.

 

Magaalada Xudur ayey ku sugan yihiin ciidamo badan oo kamid ah kuwa Puntland oo maalmihii lasoo dhaafay deegaankan joogay, waxayn ciidamadaasi kamid noqon doonaan kuwa sugaya amaanka magaalada Xudur wakhtiga uu joogo C/laahi Yusuf.

 

Sidoo kale ciidamada RRA ee deegaankaas ayaa heegan sare la geliyey ayadoo ay ciidamo 1000 ku dhow oo kamid ah kuwa taageera Wasiirada dowlada ay ka qeyb qaadan doonaan soo dhaweynta wafdiga ka imaanaya magaalada Jowhar.

 

Dhanka kale magaalada Jowhar ayey shalay shir ku yeesheen Madaxweynaha iyo Imaam Maxamud Imaam Cumar oo kamid ah odayaasha beesha ****** , kulankaasi oo ahaa mid u agaar ah labada nin ayaa la sheegay in looga hadlay sidii loosoo afjari lahaa khilaafka ku dhexjira dowlada iyo qaar kamid ah Wasiirada Muqdisho kasoo jeeda.

 

Imaam Maxamud Imaam Cumar ayaa sidoo kale shalay la kulmay Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya.

 

Wararka ay HorseedNet ka helayso xubno xog ogaal ah oo kamid ah dowlada Federaalka ayaa sheegaya in magaalada Xudur ay noqon doonto goobta uu xafiiska ka furan doono Madaxweynah dowlada Federaalka ee Soomaaliya C/laahi Yusuf Ahmed.

 

Ra'iisul Wasaaraha maamulka Federaalka Cali Maxmed Geedi ayaa asaguna lagu wadaa inuu xafiis ka furto magaalada Muqdisho.

 

Magaalada Jowhar ayaa lagu sheegay mid ayada xarun usii ahaan doonta inta badan dowlada Federaalka ee Soomaaliya oo hada ku mashquulsan sidii ay isugu balaarin lahayd dalka Soomaaliya.

 

 

Maxamed Cabdi

HorseedNet.com

 

http://www.horseednet.com/horseednet.php?id=300

Share this post


Link to post
Share on other sites

I know what get's to you guys that Abduallhi Yusuf is Madaxweynaha dowlada Federaalka aa Somalia.

 

well get over it cause he is here to stay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol@thedesperate dudes. Jowhar is in the SOuth of Somalia, Xuddur is even deeper in the south. If the Pres was running it would have been in the opposite direction. You of little faith :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jowhar is in the SOuth of Somalia, Xuddur is even deeper in the south.

Walal Xudur is a little bit deeper in the south, but its way further from Moqadishu than Jowhar, its by the Ethiopian border.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Its also a capital of a whole region called Bakool, which is in Southern Somalia. However Jowhar is the temporary seat of power until such time as Mogadishu is secured. So dont make a meal of it...

Share this post


Link to post
Share on other sites

That's weird because I actually saw a picture on a Somali website when/where he was actually boarding a plane and waving goodbye to the enthusiastic crowds outside Jowhar airport.

 

Did I just dream that? or are the sources that I've checked actually unreliable?

 

P.S. I saw it by a website owned by people from Mogadishu but I can't remember what website it was.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ lol I saw somewhere that Geedi was in Mogadishu toady and whe I checked others he was still on his way.. So untill most of them reported take it with a pinch of salt..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this