Sign in to follow this  
Duufaan

more of the peace caravan

Recommended Posts

Duufaan   

Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan Xukuumadda Federaalka oo go'aansaday hab beeleed in ay u weeciyaan dagaalada Muqdisho.

 

Wasiiro iyo Xildhibaano kasoo jeeda beesha ****** kana tirsan Dawladda KMG ah ee Somaliya ayaa galabta kulan ay yeesheen kadib waxay shaaciyeen in haday yihiin beesha ****** ay iska difaacayaan weerarka lagu soo qaaday magaalada Muqdisho.

 

Kulankaasi ayaa waxaa ka dhex muuqday Xubnaha ugu cad cad dawladda sida C/Qaadir Cali Cumar wasiirka arrimaha Gudaha, C/Raxmaan Janaqow,wasiirka cadaaladda, Xildhibaan Muuse Suudi, Xildhibaan Qanyare iyo mudanayaal kale oo kasoo jeeday beesha ******.

 

Kadib kulankaasi waxaa saxaafadda hadal kooban siiyay C/Raxmaan Max'uud faarax Janaqow kaasi oo ku cabiray dagaalada Muqdisho waxa uu ku sheegay duulaan ka dhan ah dadka ****** iyo gobollada ay dagaan waxaana uu sheegay in ay isku kaashanayaan ka hortagga weerarkaasi.

 

Janaqow waxa uu diiday in hab diimeed loo maareeyo dagaalka Muqdisho isagoona adkeeyay in aaneyn macquul noqon karin hab diin in lagu banneysyo dhiigga dad iyaguba u taagan ku dhaqanka shareecada islaamka oo uu kala jeeday dawladda KMG sida uu hadalka u dhigay.

 

Markacadey.net,Muqdi sho

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Yes, but we must remember General Caydiid's rather abrupt end.

 

Whereas old hyena Aweys is too much of poossy to be anywhere NEAR any shooting. Have you ever seen him pick up a rifle in the past ten years?

 

He has to rely on poor old men who should be sitting at home listening to the radio (such as Turki) and young boys with a deathwish, to do the actual fighting for him.

 

He just fights with his mouth and his offensive henna-dyed goatee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

It is very different time. 18 years of war took, it is tall on Moqdisho. In that case one got allied and the other one still trying to rely the tribe at least his close advisers do

Share this post


Link to post
Share on other sites

So what happened to dagaalkii socday? Mise new strategic ways ayee bilaabeen kuwii fag fagta badnaa. Inay Shariifka ka xiraan jidka hubka, ciidamada iyo dhaqaalaha kasoo galo ee Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan ayee u wareegeen miyaa? To isolate Shariifka oo go'doon giliyaan?

 

I guess that is Korneel Turki's new military tactic, but it might backfire.

 

One other fact Soomaalis had not realized is that dhalintaas waalan meelna ma gaareen had they faced many different fronts. Dagaaladooda hal hal u galaan, oo iskugu tagaan meeshee ka dagaalamaayaan. That had worked for them in the past. Laakiinse waa lala fahmi doonaa, oo many fronts at the same time dagaalo ka holcaan ka cabsanaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Goodir   

Sh. Sharif of 2009 = Ali Mahdi of 1991

Sh. Aweys of 2009 = Gen. Aideed of 1991

Basically X vs Y? Hope it doesn't turn out that way.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this