Sign in to follow this  
Juje

Yeey lets his terrier loose on Geedi...!

Recommended Posts

Juje   

Prof Dalxa” waxaan Daremeynaa Cadaalad Darro xoog leh oo la xiriirta hanaanka awood qeybsiga, gaar ahaan ciidamada, Dhaqaalaha Dowladda, Safaaradaha iyo Agaasimayaasha dowladda…

Mogadishu, Sabti , September 01 2007 SMC

 

Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Prof Maxamed Cumar Dalxa oo maanta u waramayey Idaacada Somaliweyn ee Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in Baarlamaanka Federaalka uu si deg deg ah ugu yeerayo Taliyayaasha ciidamada Dowladda si wax looga weydiiyo habka qorashada Cidamada oo ay ka muuqato Cadaalad daro xoog leh, gaar ahaan in maleeshiyooyinkii oo kale ay wax walba xaq u yeesheen iyada oo umadii kalana ay iska daawanayaan.

 

Prof Dalxa waxa uu sheegay in dhamaan Taliyayaasha Xooga Dalka, Booliska, Asluubta iyo Nabadsugiga looga fadhiyo in ay ka jawaabaan su’aalaha ay xildhibaanada Baarlamaanka weydiinayaan, kuwaas oo la xiriira Cadaalad darada laga cawday ee la xiriirta habka qorashada Ciidamada.

 

Gudoomiyuhu waxa uu dhinaca kale ka hadlay in sidoo kale loo yeeray hanti dhowrka guud ee Qaran iyo Xisaabiyaha si ay iyna u soo bandhigaan qarashaadka dowladda soo galay iyo sidii loo maareeyey, isaga oo carabka ku adkeeyey in Mudanayaasha Baarlamaanka ay xaq u leeyihiin in ay la socdaan dhaqaalaha dalka soo gala iyo sida loo maamulo.

 

Prof Dalxa waxa uu dhinaca kale hadlay Safaaraha Dowladda Federaalka ah ay u safiirada u magacaabatay ee dunida kuwaas oo uu ku tilmaamay in ay ka jirto cadaalad daro aad u baahsan , waxaana muuqaneysa buu yiri in lagu tuntay awood qeybsigii lagu hishiiyey, isaga oo hoosta ka xariiqay in ay lagama maarmaan tahay in lagu xisaabtami doono dhamaan safaaraha la magacaabay.

 

Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ayaa todobaadyadan waxa ay ku howlanaayeen su’aalo weydiinta Xukuumada R/wasaare Geedi iyada oo maalin walba uu baarlamaanka hortiisa imaanayey Wasiir, isla markaana ka jawaabayey su’aalaha la weydiiyo.

Somaliweyn Media Center (SMC)

Mogadishu Somalia

 

Clearly Dalxa is out to pinch and question the authority of Geedi. This is a clear sign that once again the top stooges are not in the same wave lenght. Geedi might have a better support in the influencing support of Xabashi, but lacks the common support among the Xabashi subordinates the TFG. Dalxa solely demonastrates that he is on instruction, but I doubt whether force commanders and ambassadors will line to answer his questions - lets see as the latest epic unfolds.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Terrier?

 

Maxaa jiro uu Dalxaa ku noqday the Xabashi stooge's dog? All are Xabashi's dogs and stooges.

 

Dalxaa is just airing what is apparent, and I don't think anybody sent him to do that.

 

Dowlad ku sheegaan 4.5 formula ayee kusoo dhisteen, yet they are not even following that. All abaanduuliyaasha iyo guutooyinka madaxdooda laba ama sadex ama afar qabiil ayee wada yihiin, oo Soomaalida dhan meesha lagu wada qadiye. Sidaas camal daljirayaasha magac u yaalka ah, siiba kuwa dalalka Galbeedka loo magacaabay aanan wali la aqoonsan. The likes of Max'ed Kooshins, Cali Ameerikas, C/rashiid Seeds.

Share this post


Link to post
Share on other sites

either that or hes a dead man! for sure their is a power struggle going...but geedi franfar has the amxaaroo and i dunno wat yeey has... probably big mouth as i see it these days.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

Terrier?

Maxaa jiro uu Dalxaa ku noqday the Xabashi stooge's dog? All are Xabashi's dogs and stooges.

Dalxaa is just airing what is apparent, and I don't think anybody sent him to do that.

Sxb I would like to agree with you sxb, but let me ask you this, what is more apparent; his grievances or the presence of Ethiopian troops in the country, which has not been approved by his parliament nor any other International organisation, thus qualifying it as an occupation.

Has Dalxa at any time stood up to expresses grivance against this at any time NO.

Has he mentioned that the parliament should discuss the killing of innocent civilians on daily basis by ocuupyong troops, No.

When Dalxa raises such issues sxb, then I will agree with you.

As for now he is out to bite the back of Geedi, need I tell you more.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Damiir laawe, comes to mind when i hear DAlxa's complaints about government postions not distrabuted tribes equally. You have enemy troops in the country that is what he needs to complain about or better yet fight with them.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this