Sign in to follow this  
me

Sababihii Burburkii Ciidanka Soomaaliya - Col.Canjeex

Recommended Posts

Abwaan   

Originally posted by xiinfaniin:

loooooool@ Dhaga-bacayr waa puntlander

 

Ducaysane mee?

lol...Dhegabacayr wuxuu ahaaba waa dhitay, kii aan aqaanney hadduu yahayna early 80s wuxuu ahaa isbatoore labandaayiiste ah, markii dowladdu burburtayna(Jan 1991) isagoo kornayl ah buu dhintay. Waxaan ku xasuustaa inuu dad Soomaaliyeed oo meelo kala duwan ka soo jeeda uu kula kacay falal arxandarro ah qaar uu xiro, kuwo uu laayo, xoolaha nool ka dhaco, baraagaha biyaha ka gubo, hantidooda sida baabuurta, lacagta iyo dukaammada guryaha ka bililiqaysto isagoo adeegsanayey Urur ciidan oo la dhihi Jirey DAROOGO. Wuxuu ahaaba xisaabtii Ilaah ayaa sugeysa.

Keligiis ma ahayn wixii Soomaaliya burburiyey oo maantadan kuwo ayaa ka shaqaynaya, hortiis iyo xilligiisiina burburku dalka waa ku socday. I think Baashi ayaa si fiican u soo gunaanaday.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this